Postby *jr » Thu Jan 10, 2008 11:27 am
[quote="Babygal"]Ok I am in need of translation here...lol[/quote]
[quote="hyperactive"]salam alaykum
haal qaado and saqajaankan A/W
sida raga an o daqmin
ee daqanka hun iyo kuwa durbaanka o qaraa'aya
deg ha u digin inadeer aan ku du'eeye.lol
qof sharaf Allah siyay baad tahay.[/quote]
Translation:
Salama Calaykum,
Xaal qaado, Saqajaanka AW sida raga uma dhaqmo,
Dheg ha u dhigin ina-adeer, ann kuu duceeyee lol
Qof Sharaf leh ayaad tahay.