Page 1 of 1

poor Qurjiiles hand themselves over to SL

Posted: Fri Jan 11, 2008 9:30 pm
by yawle
CIIDAN IYO TIKNIKO KA SOO GASHAY MAAMULKA PUNTLAND
Burco (Jam)-Labaatan Askari iyo B/buur tikniko ah saaka isku soo dhiibay ciidanka qaranka Somaliland ee jiida hore ee g/sool,sidaana waxa wariye Kayse Axmed Digaale u xaqiijiyay masuuliyiin sare oo ku sugan jiidaas.

Ciidankan iyo b/baabuurkan oo ka tirsana maleeshiyada lagu ururinayay tuulada tukaraq,ayaa hada ku sugan magaalada laascaanood, ayaa waxa hogaaminaya saraakiil lagu magacaabo Shiine Bulbul iyo Buux Jaamac maxamed,kuwaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay,halkaasi.

Arintan ayaa ku soo beegantay wakhti maamulka puntland sheegay inuu isku diyaarinayo sidii uu weerar rogaal celin ah ugu soo qaadi lahaa ciidamada qaranka Somaliland ee degaanka gobolka sool.

Maaha markii u horeysay ee maamulka puntland ay ka soo galaan saraakiil,ciidan iyo tikniko ka mid ahaa maleeshiyooyinka ka amar qaata maamulkaasi.

Re: poor Qurjiiles hand themselves over to SL

Posted: Fri Jan 11, 2008 9:34 pm
by Goljano Lion
welcome dhulooz askar?

Re: poor Qurjiiles hand themselves over to SL

Posted: Fri Jan 11, 2008 9:35 pm
by Phd in naago kudis
kill them tratiors