Page 1 of 1

HUBKA BUUHOODLE YAAL MA S/LAND BAA LEH MISE WAA P/LAND

Posted: Sun Jan 13, 2008 5:23 pm
by JeyR
Click here to read the Article: http://www.allbuuhoodle.com

Re: HUBKA BUUHOODLE YAAL MA S/LAND BAA LEH MISE WAA P/LAND

Posted: Mon Jan 14, 2008 5:40 am
by Executive
Hubka Buuhoodle Yaal Yaa iska Leh
Intii ay dhacday dawladii Marxuun maxamed Siyaad bare, waxaa wadankii uu noqday dal fawdo ah oo aan lahayn sharci iyo kala danbayntoona.

Waxaa wadankii gacanta u galay dad aan aqoon waxa ay wadaniyadu tahay, qof walibana wuxuu qaatay wixii uu awood u lahaa. Buuhoodle waxay ka mid ahayd meelihii ay dayacday dawladii milateriga ahayd ee wadanka ka talinasay 21kii sanadood.

Markii Burburkii bilaabmay waxaa wadanka soomaaliyeed galay xaalad jaah wareer ah, taas oo keentay in wixii hub ama hanti dawladeed ahaa ay gacanta u galaan shiqsiyaad ama dadkii shicibka ahaa.

Buuhoodle waxay nasiib u yeelatay in ay hesho hub aad iyo aad u trio badan. Hubkaasi habeenkii uu Buuhoodle yimid dadweynuhu qiiro awadeed oohin ayaa intooda badan ka timid, waxay ogaayeen in cadow aan rabin jiritaankoodu uu diyaar u yahay inuu weeraro, waxay ogaayeen in dad dano gaar ah wataa uu rabo inuu ku soo duulo dhulka SSC. Waxay ogaayeen sababta kaliya ee ay ku difaaci karaan sharftooda iyo karaamadooda inay tahay hubkaas soo galay magaalada. Alle ha u naxariistee Col. Bashiir Jamac Baydan wuxuu habeenkaas u sheegay dadkii kusoo ururay hubka, inay caawa tahay habeen taariikhiya, aany ayna dhici doonin in dhulka SSC aan nina soo weerari karin inta uu nool yahay.

Aan u noqdo dulucda qoraalkee, Hubka Buuhoodle yaal yaa iska leh? Ma Puntland baa leh, Ma somaliland baa Leh, Ma dhulbahante weynaa leh, ma Reer Hagar baa gooni u leh, hubkan yaa iska leh?

Jawaabta su aashani waxay leedahay aragtiyo badan, waxaase laysku raacay in hubkan uu leeyahay dhulbahante weyne, looguna talo galay ilaalinta dadwaynaha ku dhaqan dhamaan SSC. Waxaa is waydiin leh xiligan oo laas caanood la haysto, dagaalana ka dhaceen dhinaca hawdka, waa maxay sababta aan hubkii dhulbahante weyne aan loogu isticmaalin difaaca caro dhulbahante?

jawaabta suaashaasi waxay leedahay wajiyo badan, dadka qaar baa aaminsan in hubka nimanka gacanta ku hayaa ay xidhiidh hoose la leeyihiin Somaliland, ayna isla ogolaadeen in aany Buuhoodle soo weerarin somalialand, Ciidamada Buuhoodlana u ciidamin Laas Caanood,

Dadkale ayaa iguna Aaminsan in Hubka Buuhoodle yaal aan loo marin wadadii saxda ahayd, iyadoo dad odoyaal ah oo ka tirsan deegaanka buuhoodle ay tageen Puntland mudo aan saa u sii fogayn, lacag fara badana ka soo qaadeen Maamulka Puntland, Markii Lacagtaasi Buuhoodle timi, Ciidamada Hubka haya waxay codsadeen in lacagtii la siiyo si ay ugu isticimaalaan shidaal iyo inay ku dayac tiraan hubkaba,

Dad ku dhow dhow Ciidamada buuhoodle ayaa sheegay in ay codsadeen in iyaga loo daayo Hogaanka iyo difaaca dhamaan deegaanada SSC, maadaama ay yihiin ciidan aad iyo aad u habaysan, hub aad iyo aad u culusna haysta, Tareerin fiicana haysta, Sida la sheegay Ciidamadu waxay sheegeen in ay xataa awoodaan in ay Laas Caanood ka saaraan Ciidamada Somaliland hadii iyaga maamulka loo daayo.

Sida wararku sheegayaan odoyaasha Buuhoodle oo qaarkood wataan dano gaar ah, ayaa arintaasi u cuntami wayday, waxayna u sheegeen ciidamada Buuhoodle in ay ciidan u gaara oo matela Puntland u ururin doonaan, Lacagtii Puntland bixisayna u isticimaali doonaan Ciidamad cusub ee ay uruurinayaan. ciidamadii Buuhoodle fadhiyey ee haystay Hubka ugu culus oo maanta magaalo soomaaliyeed yaala, waxay u arkeen in aan wax tixgalin ah la siin maadama ay ahaayeen ciidamada kaliya ee magaca dhulbahante ah ee awooda inay difaacaan deegaanada SSC.

Iyadoo arintu halkaas marayso ayaa ciidamo beeleedyo la uruuriyey, loona qaaday dhinaca laamiga, arintani waxay umada Buuhoodle degani u arkeen arin aan cadaalad ahayn. Maanta dagaalka dhacay, waxay ila tahay inuu waji kale yeelan lahaa hadii tixgelin la siin lahaa Nimanka gacanta ku haya xeryaha Tiknikada buuhoodle, Taasi waxay kaloo ku tusaysaa in Shacabka dega deegaanka SSC uu jahwareer wayni dhex yaalo, ayna tahay in dadka wata danaha gaarka ah laga fogaado. Lana muujiyo isku duubnida shacabka SSC.

Re: HUBKA BUUHOODLE YAAL MA S/LAND BAA LEH MISE WAA P/LAND

Posted: Mon Jan 14, 2008 5:42 am
by Executive
Hubka Buuhoodle wa Hubki beesha

One thing I have always wondered, Hubka Dhulbahante maxa Buuhoodle lagu aroriyaay?. You would think Buuhoodle is a Militiary Base.


Do you remember when Cadde Muse said: Puntland ha lagu wareeiyo Huubka Buuhoodle and they refused.

Re: HUBKA BUUHOODLE YAAL MA S/LAND BAA LEH MISE WAA P/LAND

Posted: Mon Jan 14, 2008 5:46 am
by LUTENANT_XAMZA
its jus dumb reer miyi Dhulo propaganda, there is no Hub is Buuhoodle, cus if there was Lascanod wouldnt have got captured and also 2days ago when 28 Puntuland POW's were caught it wouldnt have happened.... so there fore Hubka buuhoodle yaala waa BOOOL-SHIDH

Re: HUBKA BUUHOODLE YAAL MA S/LAND BAA LEH MISE WAA P/LAND

Posted: Mon Jan 14, 2008 5:54 am
by Executive
LUTENANT_XAMZA



Why dont Somaliland capture Buuhoodle?? Its in Togdheer, Isnt it in Central Somaliland according to u? and u cant touch it, Only 1 reason Buuhoodle district is heavly armed and its sourrounded by Isaaq areas, If a fight happens there it would be Isaaq Vs Dhulbahante. Las Anod was Dhulbahante Vs Dhulbahante. Ali Sandule, Ina Waranle, Xaabsade, , Xuseen Taarwale are all Dhulbahante and it was there force including the ex Puntland soldiers of Xaabsade who took over Las Anod. So No problem for Somaliland going into Las Anod cuz it has Support of some Dhulbahante men. But Buuuhoodle??? Try that my friend lol


Those Maxabiis are fake, The same fake picture u used 3 months ago. http://www.afnugaal.com/warka.php?num=4704 The Korneyl you said u capture is still in Buuhoodle loool

Re: HUBKA BUUHOODLE YAAL MA S/LAND BAA LEH MISE WAA P/LAND

Posted: Mon Jan 14, 2008 5:58 am
by LUTENANT_XAMZA
waar aniga buuhoodle iyo laascaanoodba waxba may iga gelin, if u ask me both of them are 2 peices of s'hit... lol... but i must admit they are good training ground for the Somaliland forces... anyway this buuhoodle u speak about why would SL wana create a war front in togdheer, at the same time u say buuhoodle is in cayn... Togdheer or cayn.. which 1.... ?

by the way isnt that SL flag i see in buuhoodle
http://ceegaag.com/Sawirada/Sawirada%20buuhoodle.htm

Re: HUBKA BUUHOODLE YAAL MA S/LAND BAA LEH MISE WAA P/LAND

Posted: Mon Jan 14, 2008 12:54 pm
by Hotguyy
Come on guys, everyone knows Buuhoodle hubka yaal in dhuloos leeyahay, Reer Hagar ay hubkaas hayaan, Isaaqna uusan u soo dhawaan karin, xataa ma iman karaan aaga Buuhoodle.. so get your shit out of here........