Postby Enemy_Of_Mad_Mullah » Sun Jan 13, 2008 9:02 pm
[quote="kambuli"]Enemey,
You know walaal? Waxaan is idhi ku dheh" Walaashaa Ku dar!", markaasaan haddana isla yaabay oo is idhi " Bal walaashii maxay kaa galabsatay?"...Jooji gardarada haddaba..[/quote]
loooool kambulioow walaal waan kaa helay caawa :)
ma is guursanaa abaayo pm'kaan numberkeyka kuu soo dhigayaa, hayedheh ;)