Postby xaseey » Wed Jan 16, 2008 12:22 pm
[quote="xoogSADE14"]Xaseey
Even though its been more than 17 years. Wadaadaan soow ma'aha midii Wardhiigleey iyo Hawlwadag kala jari jirtay oo Madaxtooyada gali jirtay kuna dhici jirtay jidka sodonka Baar Ubax agtiisa?[/quote]
nope ,,,isgoyska fagax waa meesha uu ku dhamaado jiidka sodonka,,waana meesha uu ku yaalo hotel lafweyn iyo hotel kaah ,hotel ramadaan waan waqooyiga muqadisho dhinaca abgaalka