Maanta ayaan waxaan tagay xaafada somalida dagan tahay ee islii markaan danahaygii kaoo dhameystey islii ayaan waxaan soo raacey bus ama sida loo yaqaan matatu markaan soo racay ayaan waxaan arkey wadooyinka oo xidhan dhamaan buskii aan saarnaa wuxuu i dhigay xaafada loo yaqaan kariyookoo ama karioko
Markaan kasoo dagay bus-kii ayaan waxaan wadooyinkii ku arkey askar xidhay dhamaan dantu waxay igu qasabtey in aan karioko kasoo lugeeyo soo dhexmaro town-ka markaan soo gaadhay town-ka ama city center ayaan hadana waxaan waayey baskii isoo qaadi lahaa xaafada aan daganahay ee south.c waxay hadana dantu igu qaabtey in aan soo lugeeyo oo aan kasoo lugeeyo town-kii ilaa aan kasoo gaadho south.c
ilaa iyo intaas ayaan soo lugeeyay waa masaafo dheer



