Postby SahanGalbeed » Thu Jan 24, 2008 3:24 pm
Biko , debating skills kaa kugu yar inaar.LOL
Somaliland tan lagu sheeganayo , waa tuma ?? ma tii 1960-kii wixii ka horeeyay baa? mise tan 1990's-ka .
Labada waxbaa ku leedahay oo tii horena , madaama u wax prior 1960 dhashay anuu joogin { at least we hope}, awoowga baa ku dhashay , tan dambena { I also hope none was born after 1992 in this debate} ADIGAABA dhex taagna!!
That's it !!
Niic...niic ... naac ...naac , loo ma baxo waxaas , haa na ka dhex bixin dadkaaga weligaa .