Afhayeenka Golaha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye ayaa xoriyadiisa dib u helay kadib markii dhowr bilood uu kujira gacanta Ciidamada Dowladda KMG ah Ee Somalia.
Full article.. http://www.hornafrik.com/Newspage/news01001024.htm



