Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

13 askari oo itoobiyaan ah oo maanta siyaabo kala duwan loo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

13 askari oo itoobiyaan ah oo maanta siyaabo kala duwan loo

Postby Hiiraan boy » Mon Jan 28, 2008 5:42 am

13 askari oo itoobiyaan ah oo maanta siyaabo kala duwan loogu dilay M/Muqdisho

Beerdhiga 28.01.2008 13:32

13 askari oo ka mid ah ciidamada gumeysiga itoobiya ayaa saaka siyaabo kala duwan loogu dilay magaalada Muqdisho ka dib markii ayxoogaga mujaahidiinta soomaaliyeed Qarax Miino ku dileen xili ay damacsanaayeen in ay howl-gal ka sameeyaan suuqa deegaanka "Suuqa Xoolaha" ee Degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho.

Mid ka mid ah dadka deegaankaasi oo Beerdhiga la soo xiriiray ayaa u xaqiijiyay in miino wadada dhinaceeda lagu aasay lala beegsaday ciidamo ka soo kicitimay labada fariisin ee kala ah Warshadii hore ee Baastada iyo waliba Xerada Maslax isla markaana ku soo wajahnaa in ay baaritaano ka sameeyaan Suuqa Ganacsiga ee deegaanka Heliwaa ee magaalada Muqdisho.

4 ka mid ah askartaasi ayaa iyagu toogasho meel fog ah lagu dilay xili ay si teel teel ah u taagnaayeen wada dhinaceeda ee Degmada heliwaa.

Qaraxan miino iyo waliba toogashada lagu dilay askartaasi ayaa dhacday abaare 07:30 subaxnimo sida ay noo sheegeen ilo xog ogaal ah oo ku dhadhaw xoogaga mujaahidiinta soomaaliyeed.

Dhinaca kale abaare 10:30 barqanimo ee maanta xiliga magaalada Muqdisho ayaa 4 kale oo ka mid ah ciidamada gumeysiga itoobiya waxa iyaguna qarax miino lagula beegsaday deegaanka "Esh campany" ee magaalada Muqdisho sida uu noo xaqiijiyay ilo xog ogaal ah oo ku dhadhaw Xoogaga Mujaahidiinta Soomaaliyeed.

Khasaarahan soo gaaray ciidamada gumeysiga itoobiya ayaa noqonaya kii ugu badnaa oo soo gaara in mudo ah, taas oo maanta ka hor istaagtay in ay joojiyaan baaritaanadii ay ka damac sanaayeen in ay ka sameeyaan deegaanka Heliwaa ee magaalada Muqdisho.

Qaraxyadan ka dib ayaa waxaa la arkayay ciidamada gumeysiga itoobiya oo si aan loo meel dayin u ridaya hubka fud fudud oo uu ku jiro qoriga dhashiikaha loo yaqaano.

Arintan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo ciidamada gumeysiga itoobiya ay isaga huleeleen inta badan gobolka hiiraan iyo gobolada dhexe isla markaana ay soo badanayaan weerarada iyo qaraxyada isdabo jooga ah ee lagula beegsanayo magaalada Muqdisho.

http://www.Beerdhiga.com

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 77 guests