Page 2 of 3
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:34 am
by Hyperactive
[quote="LAFO-LAFO"]hyperactive
Sxb, Would you raise your childrens the same way your parents raised you? Waxaad tahay dhal shiikh.
Maansha allaaaaaaah.
Sheikh Caato.[/quote]
inshallah, balse i don't think i'll be as good as my father.
horta wan ka humaday
inad o furatay topic to insult inanta
wa in laka hishooda adeer.
wihi qalbiga ku jira Allah ba og
hishoodku wa half of the deen.
hishoodka wa la isku leeyahay.
illen muslim beynu nahaye.
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:36 am
by LAFO-LAFO
SahanGalbeed
Sxb, you are newcomer, isn't it? Gabadhan si'fiican ayaan u aqaana and I still respect her. Im really starting to get pissed of with her double standers. Waxaad arkay iyadoo waranka hoos kaaga dhiibay.
Mar mara waxay iska dhigtaa maraan, iyadoo leh e.g
Basra aka qudhac aka x.playa aka Galool and cetra iyadoo si fiican u kala taqaan shakhsiyaadkaas.
Qof kastoo ka ra'yi duwana waxay tidhaahdaa screw pls ban this that.!!
Weli barashaa kuugu laaban.
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:37 am
by HELWAA
Nacaskan dadka ka gora ayaan ka yaabey.......xaywaan foqal xaywaan waaxid waye walle.
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:39 am
by LAFO-LAFO
hyperactive
Don't worry I won't slap her, she's my inaabti. waan uun yarehe eryanayaa.
Sheikh Caato
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:44 am
by Hyperactive
hadee adeer inanta hada ka heshay ama 3ashaqday
naqa so dono.
inan la ereryado daqan umma lihine.lol
hadi kale ragi haliimka aha bad isku direysa.lol
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:46 am
by LAFO-LAFO
[quote="AbdiWahab252"]Sheik Caato,
Soon you will be accused of being me[/quote]
100% sure
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:48 am
by LAFO-LAFO
[quote="hyperactive"]hadee adeer inanta hada ka heshay ama 3ashaqday
naqa so dono.
inan la ereryado daqan umma lihine.lol
hadi kale ragi haliimka aha bad isku direysa.lol[/quote]
lol@hyperactive.
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:52 am
by SahanGalbeed
Lafo-Lafo, I am not a new comer ee ninkii habaryartaa dhashay ee Ina Baxar la odhan jiray baan ahay.
What I am talking about here is PERCEPTION!!
Qaar baa iminka odhan doona , waryee wuxuu ugu hiilinayaa gabadhaas waa inaabtidii .
Haddaba , aniga Kambuli waxba iga ma gelin {LOL} ee sababtaan kula doodayo waxay tahay , gudhuusaan raba inaa tuso in Isaaqu dad Alle iyo gar yaqaan ba yahay, oon lagu dhex dhimanayn marnaba . { how about that for a spin}
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:55 am
by Hyperactive
hadee anaga isku daqan beynu nahay sheikhow.
raga ha isdilan ama fooda ha isla galan
balse hablaha inoga yara leeho wah yar
hoos na eeg markey meelaha marayan.
don't even stare on them.
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:56 am
by kambuli
Quote " Weli barashaa kuugu laaban."
Ha is kashifin!
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 1:25 pm
by LAFO-LAFO
Sahan
Qu'est-ce qui ce passe? meme ton style ete change. What makes you to alter your name?
Btw. I got yr point habar-wadaag.
Sheikh Caato
hyperactive
What about if they are attention seeker. ma hoos baan eega, haday xitaa igu soo xoqdaan?
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 1:34 pm
by Hyperactive
haa adeer hoos eeg.
aniga wad e so da'awonkartaa.
wa kala hadlaya
o wahan oran
wadadka ha dambajinina meytideen la gobye.lol
adeer goodnight.
i have to sleep
sheikha abahey wakes me up 3am for quran memorizing then salada.
nabad galyo.
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 1:37 pm
by LAFO-LAFO
3am for quran memorizing!!!!
Good luck boy.
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 1:39 pm
by SahanGalbeed
New year, new name , nothing more nothing less !
Good to come to a mutual understanding with you cousin.
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 1:49 pm
by LAFO-LAFO
New year resolutions