Page 1 of 3
Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 10:43 am
by LAFO-LAFO
Alla maxaan kula yaabay!
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:00 am
by SahanGalbeed
Why? maxaa lagu haysta Kambuli?
Doesn't she have the right to defend herself?
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:04 am
by Navy9
I have seen people saying that you are a nurse, is that right?
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:06 am
by SahanGalbeed
No , I wish I were though !
But what does it have to do with the topic , or are you afraid of getting trapped in my private messages box if you ever get in ?
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:07 am
by LAFO-LAFO
Well if SahanGalbeed is nurse, he should go to adna hospiltal.
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:08 am
by Navy9
lol
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:09 am
by SahanGalbeed
Well again , it is neither about Lafo-Lafo nor SahanGalbeed , we're talking about Kambuli here!!
Maxaad ku haysataan?
Miyaad sheegi kartaa?
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:10 am
by Hyperactive
sheikh LAFO-LAFO
leave kambuli alone.
rag iyo dumarba wad daba ghashen inanta.
isko hishooda ee inanta daya.
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:10 am
by Navy9
maybe he likes her, lol
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:14 am
by LAFO-LAFO
SahanGalbeed
Mukur, qabyaalda cimaamadan, nacamlayn, kiis iska waal, is yeel yeel, boodh isku qarin, munaafaqad, af-macaani and cetra and cetra and cetra and cetra and cetra and cetra
and cetra and cetra and cetra and cetra and cetra and cetra and cetra and cetra.
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:20 am
by Hyperactive
LAFO LAFO one has to be qabilist to be bothered another qabilst in that level
anigu qabilis wahba iga qadi mahayo
saqajanka iyo hablaha la aflagadeyo ba ka hum.
naseeha lillah leave the girl alone.
if you don't like her ignore list ba yaal.
believe it or not dadba ignore list igu jira aniguba.
why an ogu dambabaya?
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:23 am
by kambuli
Inaa Lilaahu Wa Inaa Ileehi Raajicuun!!
Eeddo Hyper!!
Ha baryin Lafo Lafo.....
Daa ha nefisee ciil baa hayee....
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:26 am
by SahanGalbeed
Okay!!
Anigu "case" ina dhex maray baan ka hadli kara. Maalin maalmaha ka mid , iyaado Isaaqa hadal haysa ayay tidhi " dirta waqooyi" .
Waan ku qabtay kalmaddaa, waana ka xumaatay oo iga raali gelisay. Qof ku yidhi xaal qaado , hadal u ma hadhin. { wether the mistake was done intentionally or not}.
Markaa " case by case" iyo halkaad ku aragtay khaladka ayaa laga raba inaad ku eedayso , waayo "qabyaalad cimaamadan" is all BUT A VERY SUBJECTIVE charge , sidaad wax u kala fahanto miyaanu oganhay anagu.LOL
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:27 am
by LAFO-LAFO
hyperactive
Sxb, Would you raise your childrens the same way your parents raised you? Waxaad tahay dhal shiikh.
Maansha allaaaaaaah.
Sheikh Caato.
Re: Kambuuli
Posted: Mon Jan 28, 2008 11:27 am
by AbdiWahab252
Sheik Caato,
Soon you will be accused of being me