Postby 1_londoner » Fri Feb 01, 2008 2:39 pm
Yes! A somali speaking topic! Alrighty then....*ah heem*
.....haa hey abaayo....anigana waxan dooneeya inan af somaaligayga ficnaadho laakiin waxan uu malayneya inad, lumber koo, afar iyo labaatan sacdoodaa af somoali ku hadashid iyo qofkasta oo somali aa aad aragtid ku hadal...hadaad rabto naa inad af somaali qoratid na waa inad marka meesheen leydhaaho somalinet joogto...ku qor as much as adiga can...haadad lagu qoslo na..iska iilo walal...