Page 1 of 1
Jaceyl Baa Igaley Geelna Waaa Leeyga Rabaa
Posted: Mon Feb 04, 2008 10:32 am
by great-legend
Waxaa jirta qof kasta oo kamida bani aadmiga in uu wax jeclaado isagana la jeclaado intaas kadib
ayaan waxaan jeclaadey gabadh kamida gabdhaha quruxda badan ee ilaahay inagu maneystey
gabadhii markaan damcey in aan soo xero gasho ama aan guursado ayaa waxaa leeygu xidhay shuruudo badan oo ay kamid tahay
1 ) In aan keeno geel badan oo ah kii dhaqanka u ahaan jirey somalida ama markii gabadh la doonayaba
2 ) In aan bixiyo fardo iyo wixii kale ee dhaqanka u ahaan jirey somalida
geela iyo fardo waan dhaqaanaa laakiin xiligan maanta maku haboon tahay in xoolahaas la bixiyo
aniga waxaan jooga lacagtiina qaata iyo iskana qayila waa iga diidan yihiin lol
Re: Jaceyl Baa Igaley Geelna Waaa Leeyga Rabaa
Posted: Mon Feb 04, 2008 11:12 am
by HELWAA
My advice to you...hadi aad inanta jecashahy oo iyadana ku rabto dee iska kaxeyso hadey reerko wanaagi diideen...allah macaak.
Re: Jaceyl Baa Igaley Geelna Waaa Leeyga Rabaa
Posted: Mon Feb 04, 2008 11:14 am
by Chinese Racing Pig
WAR NAGAA BAAD FARDO IYO GEELKA BAXIN
WAR NACASTA LA BAXSO
MARKAAS WEEY QIMO DHICI
Re: Jaceyl Baa Igaley Geelna Waaa Leeyga Rabaa
Posted: Mon Feb 04, 2008 11:35 am
by zulaika
looks like the xalimo is siding with her demanding parents or else she would've run off with ya by now... warheedhe, pay up or shut up..waaxey calaacalkan.
lol @ helwaa,
nayaahee, dee sida u hadashey? what do u mean iska kaxeyso? are u foreshadowing your romantic future for us here.. u gonna run off with a less worthy fella like this chines racing pig here becoz of love? LOL.
Re: Jaceyl Baa Igaley Geelna Waaa Leeyga Rabaa
Posted: Mon Feb 04, 2008 11:40 am
by HELWAA
loool zuli...maya walaal laakin bal eeg inankan waxay ku xireen...wax macquul ah inay waydiyaan bay aheed maxaa geel iyo fardo mesha keenay...guur xalaal ah qof dooneya inaa la isku xariifiyo mahaa.
Re: Jaceyl Baa Igaley Geelna Waaa Leeyga Rabaa
Posted: Mon Feb 04, 2008 12:14 pm
by zulaika
[quote="HELWAA"]loool zuli...maya walaal laakin bal eeg inankan waxay ku xireen...wax macquul ah inay waydiyaan bay aheed maxaa geel iyo fardo mesha keenay...guur xalaal ah qof dooneya inaa la isku xariifiyo mahaa.[/quote]
well then, he should seek after one who wants him as he is. plenty of fish in the sea..i just hate calaal of broke faraxs who plant their hearts on high maintenance grounds. and then complain about the maintenance fee... lol.
Re: Jaceyl Baa Igaley Geelna Waaa Leeyga Rabaa
Posted: Mon Feb 04, 2008 12:25 pm
by great-legend
zulaika dagaalka dadban ee aad meesha kawado eedo nagadaa dee