Hey folks... Haye kawarama arintaan bal.
I quote:
Hooyo "Maxaa kaasoo uraayo kaalay, ma barafuun xunaa mise alcolo(alcohol).
Dude "Maya hooyo waa runtaa waa barafuun xun oo foolxumo badan"
Hooyo " Oo sidii alcolo camal ayuu usoo uraayaayee"
Dude" Maya hooyo markaan gymka ka imaadaan marsadaa saan usoo urin"
...
And....
Dude " Ma iska daayaa hooyo, haye bal ma iska daayaa (The repeat in tense and derogatory tone).
...Thus this mean akhyaartaa....
DEAD MAN WALKING....
Bal warama...
Wa Bilahi Tawfiq
and...
Death to the Giants.... May they die of over intoxication.....:)




