Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Breaking news: heavy battle around the victory-bearers camp

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Gen.Aideed
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 347
Joined: Sat Oct 20, 2007 7:11 am

Breaking news: heavy battle around the victory-bearers camp

Postby Gen.Aideed » Mon Feb 04, 2008 11:01 pm

Dagaal xooggan oo ka bilaawday xerada gulwadayaasha ee magaalada muqdisho, isgoo wili soconayo.
Sh, M network 05 Feb 08, 02:01

Dagal culus ayaa abaaro 5:10 galabnimo ee maanta ka bilowady xerada guulwadayaasha oo fariisin u ah ciidamo bolis ah kaasoo u dhaxeeya ciidamada bolisks DFG Somalia ee deggan xeradii guulwadayaahsa iyo kooxo ka soo horjeeda iyadoo, Dagaalkaan aan wali la xaqijin Karin qasaaraha uu geystay iyadoo dagaalku wali uu socdo la iskuna habeensaday oo rasaastu ay sii xoogaysanayso.

Dad degan agagaarka deegaanada uu dagaalku ka socdo ayaa Shabelle u sheegay in labada dhinac ay isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana la xaqiijiyey in dhawr madfac ay ku dhaceen agagaarka warshadii hore ee sigaarka iyo tarraqa , iyadoo dhawaqa rasaasta ee labada dhinac isku adeegsanayaan laga maqlayo qeybo ka mid ah magaalada muqdisho.

Dagaalkan ayaa ka duwan dagaalada ay qaadaan kooxaha ka soo hor jeeda iyadoo ay dharaar cad ay dagaal ku qaadeen xeradaasi, iyadoo la xasuusan yahay dagaaladii kuwan ka horeeyey ee ka dhacayey xerada guulawadayaasha ay dhici jireen xilli habeen ah, waxaana la xaqiijiyey dagaalka iminka socdaa uu aad u xoogan yahay oo noociisa oo kale aan maalamahan la arag.

Warar dambe oo hada nasoo qaaraya ayaa sheeagay in dagaalka caawa 7:00 fiidnimo uu u wareegay agagaarka rugti hore ee saraakiisha.

Wixii ku soo kordha dib ayaan idiin kala socodsiin doonaa

Shabelle

Gen.Aideed
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 347
Joined: Sat Oct 20, 2007 7:11 am

Re: Breaking news: heavy battle around the victory-bearers camp

Postby Gen.Aideed » Mon Feb 04, 2008 11:09 pm

Dagaal xoogan oo ka soconayo wasaaradii gaashaandhiga ,wasaaradii sigaarka iyo taraqa iyo deegaanka shiirkole ofishaale



Dagaalkaan ayaa ka bilowday daqiiqado ka hore xeradii ciidanka guulwadaasha umada hadane ay degan yihiin ciidanka dowlada Ethiopia oo garabsiinaya ciidanka dowlada fadaraalka KMG waxaana wararku sheegayaan in lala beegsaday xabad ka dhacda qoriga baasuukaha ee garabka laga rido ka dibna uu dagaalkii ku faafay goobo kale oo u dhow ayna ka mid yihiin wasaaradii gaashaandhiga ee somalida oo xarun weyn u ah ciidanka Ethiopia iyo wasaaradii sigarka iyo taraqa oo dhaman ka wada tirsan magaalda muqdisho .


Abaarihii 5tii iyo toban daqiiqo ayaa mar uu magaalada daafaheeda laga wada maqlay dhawaqa madaafiicda iyo rasaasta noocyadeeda kala duwan xili dadka badankiisu ay isu diyaarinayeen in ay iska xaadiriyaan aqaladooda si ay nabad ugu hoydaan .


Dadka deegaanka ayaa si aad ah uga argagaxay dagaalkaan galabta ka dhacay xaafadaha ay hada ku jiraan dad yar oo faraku tiris ah una badan kuwo ilaashanaya guryahooda ka dib markii ay intii badneyd isaga hayaameen markii ay soo noqnoqotay arimaha la xiriira dagaalka iyo xabadaha madaficda oo wehel u noqday xafadaha badankooda .


Dagaalkaan ayaa hada intiisa badan ka socdo xeryaha ay degan yihiin ciidamada dowlada Ethiopia oo la bartimaameedsanayo waxaana muuqata in weerar lagu qaaday goobaha ay joogaan ciidamadoda


Lama ogo qasaaraha u geystay inta uu la egyahay ilaa iyo hadane waa socdaa sidoo kale waxaan la ogeyn inta uu socon doono ma jiraan wax ka hadlay dhianacyada dirirtu ay ka dhaxayso .


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 39 guests