Postby SahanGalbeed » Thu Feb 14, 2008 9:42 am
Meeshan haddaad kii Galkacayo Majeerteenku filin hindiga ku dawaadsiin jiray , magaca mareexanka uga kacdeen , waa la idiin caayi.
Advocatar iyo anigu waynu is ognahay oo abihii baan ahay , maxaad inooga carartay-dii hoyaadi beri dhoweed u sheegtay buu weli ka cadhaysan yahay.
Advocator , aabo ku ma nicin ee sarkaal buu aha ninkan ku soo koriyay oo waa la igu dili gaadhay arrintaa.
Shankaroon marna sidii wax su'al ii waydiyay baad iska dhigtay , marna ilkayarnimadii baa ku yar gujisay , markaa jawaab ma lihid !! sorry!
Wax fadhi qaloocan nin iyo naag ba mareexanka laga haya bartan .