Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ambassador Cali Ameriko talks to Eritrea official in Nairobi

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
radical
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 437
Joined: Mon Oct 08, 2007 10:04 am
Location: Berbera

Ambassador Cali Ameriko talks to Eritrea official in Nairobi

Postby radical » Wed Feb 13, 2008 6:27 pm

Prof. Geedi oo gacmaha isku galiyay Safiirada Kenya u fadhiya Somalia iyo Eritrea.

10 Feb 08 - Kulan xasaasi ah ayaa hoyga Ra'iisul-wasaarihii hore ee Somalia Prof. Cali Maxamed Geedi waxa uu xalay ku dhex maray safiirada Kenya u fadhiya dowladaha Somalia iyo Kenya, Maxamed Cali Ameerika iyo dhigiisa Eritrea u fadhiya dalka Kenya

Kulankaan ayaa ahaa mid xasaasi ah isla markaana ay albaabada u xirnaayeen, waxeyna labada dhinac ka wada hadleen qaabkii arrimo qaas ah oo aan la faafin.

Ra'iisul-wasaare Geedi ayaa ah ninka xilka Safiirnimo u dhiibay Cali Ameerika, isagoo hada qirsan maadaama uusan aheyn Ra'iisul-wasaare in xilka safiirnimo laga qaadi doono Cali Ameeriko oo ay ehel yihiin.

Geedi ayaa ku qalqaaliyay Cali Ameeriko inuu heshiis hoose la galo Dowlada Eritrea, kadibna uu la heshiiyo Isbaheysiga Xoreynta dalka Somalia ee xaruntiisa tahay magaalada Asmara ee dalka Eritrea.

Cali Ameeriko iyo dhigiisa Eritrea ayaa lasoo warinayaa inay is gacan qaadeen, kuna heshiiyeen wada shaqeyn inta uu xilka safiirnimo uu hayo Cali Ameerika.

Mid kamid ah shaqaalaha safaarada Somalia ee dalka Kenya oo diiday in magaciisa la daabaco ayaa sheegay inuu Cali Ameerika uu qadka Telefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Isbaheysiga Xoreynta dalka Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed isla markaana ay gaareen heshiisyo aan la ogeyn waxa ay ku saabsan yihiin.

Cali Ameerika ayaa xilka waxaa ka qaaday Wasiirkii hore ee arrima dibada Ismaaciil Buubaa kadib markii lagu ogaaday inuu lacago ka qaado dad Soomaali ah, kadibna uu raaciyo wafuuda Dowlada KMG ah ee wadamada Yurub u socdaala, balse waxaa arintaasi gaashaanka u daruuray Ra'iisul-wasaare Geedi oo ay ehel yihiin mar kalena magacaabay.

Warar maalmihii ugu dambeeyay suuqyada aadka loogu hadal hayay ayaa sheegayay Xasan Rooble oo u qaabilsan Safaarada Somalia ee Kenya dhinaca Baritakoolka, inuu Talyaaniga geeyay dhalinyaro Nairobi joogtay oo beesha Abgaal kasoo jeeda, kuwaaso laga qaaday lacago yar.

Xasan Rooble ayaa kamid ah shaqsiyadaadka Visooyinka siiya dadka Soomaalida ah ee Kenya jooga kadibna ka qaata lacagaha, iyadoo dadka yaqaana ay sheegaan inuu yahay nin qabyaalada aad u daneynaya isla markaana erya dadka aan qabiilkiisa aheyn.

Maalmihii ugu dambeeyay waxaa soo ifbaxayay khilaafaad hoose oo u dhaxeeya Madaxweyne Cabdilaahi Yuusuf iyo Safiir Ameerika, taasoo salka ku heysa dad lacago laga qaatay oo la raaciyay wafuuda Dowlada KMG ah ee Yurub u socdaasha.

Hadal Madaxweyne Yuusuf uu dhawaan yiri ayaa lasoo warinayaa inuu ahaa "Ameerika xafiis muqalasnimo ayuu ka dhigay safaarada Kenya aan ku leenahay, waana la socdaa, aniga xitaa dad aan aqoon ayuu diyaaradeyda London aan ku tagay raaciyay, balse xilkiisa ayuu ku weyn doonaa maalmaha dhow cid badashaan raadinayaa".

Si kastaba ha ahaatee, kulankaan dhex maray safiirada Somalia iyo Eritrea u fadhiya magaalada Nairobi ayaa kusoo beegmaya xili dhawaan lagu wado inuu gaaro magaalada Asmara Ra'iisul-wasaare Nuur Cadde oo daneynaya inuu wada hadal la furo kooxda kasoo horjeeda Dowlada Federaalka ee xarunta u ah magaalada Asmara.

User avatar
radical
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 437
Joined: Mon Oct 08, 2007 10:04 am
Location: Berbera

Re: Ambassador Cali Ameriko talks to Eritrea official in Nairobi

Postby radical » Wed Feb 13, 2008 6:28 pm

[Hadal Madaxweyne Yuusuf uu dhawaan yiri ayaa lasoo warinayaa inuu ahaa "Ameerika xafiis muqalasnimo ayuu ka dhigay safaarada Kenya aan ku leenahay, waana la socdaa, aniga xitaa dad aan aqoon ayuu diyaaradeyda London aan ku tagay raaciyay, balse xilkiisa ayuu ku weyn doonaa maalmaha dhow cid badashaan raadinayaa".]

looooooool this is funniest part

Warsai
Posts: 194
Joined: Sun Oct 21, 2007 3:09 pm

Re: Ambassador Cali Ameriko talks to Eritrea official in Nairobi

Postby Warsai » Wed Feb 13, 2008 6:33 pm

Translation or summary plz. Thx in advance.

User avatar
radical
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 437
Joined: Mon Oct 08, 2007 10:04 am
Location: Berbera

Re: Ambassador Cali Ameriko talks to Eritrea official in Nairobi

Postby radical » Wed Feb 13, 2008 6:40 pm

Warsai

The former prime minister Geedi arranged a meeting between Eritrean ambassador and TFG ambassador Cali Amerika
who is close kin of Geedi in Narobi.

they had progressive meeting,and also Cali Ameriko had phone contact with Sheikh Shariif in Asmara.

User avatar
radical
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 437
Joined: Mon Oct 08, 2007 10:04 am
Location: Berbera

Re: Ambassador Cali Ameriko talks to Eritrea official in Nairobi

Postby radical » Wed Feb 13, 2008 6:44 pm

BTW Abdillahi Yusuf is against this ambassador,he wants to replace him.

Warsai
Posts: 194
Joined: Sun Oct 21, 2007 3:09 pm

Re: Ambassador Cali Ameriko talks to Eritrea official in Nairobi

Postby Warsai » Thu Feb 14, 2008 7:01 am

thx Radical, whats the motive...attempts for true reconcilation or personal motive?


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 72 guests