Page 1 of 1
C/yuusuf oo geeriyooday!!!!
Posted: Fri Feb 22, 2008 9:49 am
by kaliil
Re: C/yuusuf oo geeriyooday!!!!
Posted: Fri Feb 22, 2008 9:59 am
by AhlulbaytSoldier
He cant be dead! Because the lions of Allah swt did not catch him yet,and brought him to justice.
Re: C/yuusuf oo geeriyooday!!!!
Posted: Fri Feb 22, 2008 10:09 am
by SahanGalbeed
Wax aan si wada dhaamin weeye dadkani wallahi iyo bilaahi!!
Hadda waxay gaadheen iney u kala baratamaan adoonti xabashida
quote-->Raggga sida gaarka ah Gen. Gabre la saaxiibka ah uuna ka dhaxeeya isbaheysi xooggan ayaa wxaa ka mid ah Darwiish, Maxamed Dheere, Xaabsade iyo xubno kale oo ka tirsan Golaha wasiirada iyo qaybaha kale ee dawlada.
Sheeko NAAGEED @ its best !! " Adoonki baa hebel dhirbaaxay ...laakiin Dheere iyo Darwish waa la saaxiib ma ogtahay...blablabla"
Gadam!!
Re: C/yuusuf oo geeriyooday!!!!
Posted: Fri Feb 22, 2008 10:12 am
by Hiiraan boy
inabaxar aka sahangalbeed. caasho yusuf maa hooyada buu qabaa?? mise ma asaga ku dhalay??
war ileen balaayo.
Re: C/yuusuf oo geeriyooday!!!!
Posted: Fri Feb 22, 2008 10:21 am
by SahanGalbeed
Habaar iyo yuus dumar baa loogu yimadaa ee CY nin rag weeye walle .
Long live CY , halkaaga kaga hay abtigiis !!
Re: C/yuusuf oo geeriyooday!!!!
Posted: Fri Feb 22, 2008 10:24 am
by Hyperactive
Allah no sahlo.
dadki o idil amharo ombey ka amar qatan hada.
Re: C/yuusuf oo geeriyooday!!!!
Posted: Fri Feb 22, 2008 12:20 pm
by JaMaaL-23
sahan
dadkan iska daa wax ajir ah ka heli meyside.
waxay u fak fakanayaan bililiqadii, Isbaaradii, iyo dhuxul gubkii ay u barteen
xoolo weeye wadani iska dhigaya