Page 1 of 1

SHEEKO SHEEKO XARIIR

Posted: Fri Feb 22, 2008 3:02 pm
by Qatar_isaaq_chick
Tell a story .. in somali please ..

i would like to improve my reading skills in somali ..!

Re: SHEEKO SHEEKO XARIIR

Posted: Fri Feb 22, 2008 3:03 pm
by Cawar
Sheeko sheeko seeko xariir...shillin baa dhuustay..

qof kale ha sii wadoo..

Re: SHEEKO SHEEKO XARIIR

Posted: Fri Feb 22, 2008 3:06 pm
by Qatar_isaaq_chick
Markas naftisa si wadatey ..

Sry for my somali .. very bad!

Re: SHEEKO SHEEKO XARIIR

Posted: Fri Feb 22, 2008 3:12 pm
by *lady_ice_4u2nv*
shimbiir a dhustey?

Re: SHEEKO SHEEKO XARIIR

Posted: Fri Feb 22, 2008 3:14 pm
by SahanGalbeed
Hadday indinka daacad tahay oo af soomaliga rabtid inaad barato bal ninkan taarikhdiisa u fiirso .
http://www.redsea-online.com/e-books/Sh ... _Guush.pdf
if you trip on certain words , ask around somebody will I'm sure help you out.

Re: SHEEKO SHEEKO XARIIR

Posted: Fri Feb 22, 2008 3:14 pm
by Sir-Luggoyo
Beri baa gabadh Ilko Yar ayaa iyadoo ceel dhaminaysa waxaa ka timid caadadii ugu horreysa, waligeedna may arag mana maqal wax caado la yidhaa, oo dumarku malaha way ka xishoon jireen inay waxaa ka sheekeystaan. Halka ay adhiga ku waraabinayso waxaa ku weheliayay aabeheed oo ceelka ku jiray.

Intay naxday ayay aabeheed u yeedhay

"Ar aabow"

"Hoow"

"Ar aabow s!!l ma gororaa"

"Ar waa gororaaye bakhtiga naga gufeey"


That is your lesson for today

Re: SHEEKO SHEEKO XARIIR

Posted: Fri Feb 22, 2008 3:43 pm
by zulaika
waryaa Lug,

war max wax aad ka shekeyso baad waydey? waaxey dumarka iyo cadaadadooda aad hadalheysaa? ish...dee ka beydh taa, una daa dumarka naacnacda caadada..(red week is off limits for men) oo si nin rag ah u hadal hadaba..waa haduu Alle kaa dhigey nin rag ah.

lol.

Re: SHEEKO SHEEKO XARIIR

Posted: Fri Feb 22, 2008 3:52 pm
by Sir-Luggoyo
Loooooooooool

Zuly,

It's just sheeko, nothing else.................... Besides, I never thought anything was off limits in this joint, but if there are, then I take it back and no more red sheeko.

Btw, your Somali has improved a lot lately