Anigo Ahaan Jiray LiQaaYe_TDH waxaan damcay maanta oo ay Taarikhdo tahay 23.02.08 inaan is Huwiyo Go'a Shaalka iyo Koofiada Sawhiliga ah, sidaan isko Caleemo saaro hadaan ahay Suldaanka Cusub ee Somalinet.
Waxaan aad ugu Faraxsanahay inaan Noqday Suldaanki Ugu Horeeyay ee keligi is Caleemo saaray, iyado aanan cidna kala tashan ama cidna uu joojinayn, cidi ama qofki aan ka raali ahayn Xilkan aan keligay isa saaray waxan kula talin la Inay fariimaha iigo soo hagaajiyan prive msg..
waana mahadsantahin waa billahi Towfiq
Suldaanka cusub
Suldaan_JC



