Postby Advocatar » Sun Feb 24, 2008 12:16 am
loooool, war waa iska bash-baash iyo caafimaad, time difference caadi ma'ahan, hada shaqo baan ku jiraa oo boring ah and I kill enough time here around this time, markaad meeshaan soo gashid waan iska dhacaa after long hours. war sheik hyperoo, gormaaad lecture-kaaga sida abahaa u dhageeysan doonaa?