Postby KeligiiJabhad » Mon Feb 25, 2008 5:29 am
Our name has already been destroyed by us. And if there is any shame around, it's what we have done to ourselves. We are a cursed nation and that is nothing but as a result of Qabiil iyo Qabyaalad. Wax aan ka calaacalo iyo wax ku calaacalo xattaa maba aqaan! Dadnimadeenu waxay ku salaysan tahay ma aqaan! Guud ahaan caqliga Somalidu inuu daloolo iyo in uu foorarro ma aqaan! Aqoon yahanka aan sheegano in uu damiin yahay ma aqaan! Dadku guud ahaan, mid aqoon sheegta mid aan abidkiis qalin qaadan, in ay wada ummi yihiin ma aqaan! If only we were better!