Postby yasmin » Wed Feb 27, 2008 7:03 am
[quote="Cali_Gaab"]Soo kii reer burao inoo dhaartay?
oo kambuli waalatay
oo Mj-Pride iska farxay
oo neocon cuqdadi lagu ogaa la soo dhex galay
Markaas aad leedahay maxaa loo move gareeyeey.[/quote]
looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool
Ala yaa qosol donaayaa!!!!!!!!!! balaayo ayaad laa gaaban tahay