Postby SummerRain » Fri Feb 29, 2008 1:02 pm
[quote="kambuli"]Ismahan,
Adigaa lahaa waa i aroosey eh, oo ku farxasan inaad guun baxday eh, dadka oo dhan ma sidaadaa ayaad mooddey....
Naa Eeyahay adiga iyo Yeyda ku daba socota maxaa ikaa daba dhigey?[/quote]
Abaayo,maanta sii ba emotional uu tahay ee bal koob biyo bax doono ee isdaji. From the looks of it,you are harboring so many angry sentiments but you cant put your finger on who it is that you are actually angry with.
Ma fahamsani waxaad la caytameyso, I dont remember saying anything offensive to you in this topic. I just asked a simple question. Anyways, go cool off, I hear the weather is lovely in your neck of woods.