Page 1 of 1

The friends of Jubaland cleaned the terrorists from Jubaland

Posted: Mon Mar 03, 2008 1:55 pm
by CoolPoisons
Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka Oo Duqeeyey Degaano Ka tirsan Koofurta Soomaliya
Mar 03,2008
byKismaayo-GEDO-NN
Qaar ka mid ah diyaaradaha dagaalka ee ciidamada Mareykanka ee ku sugan badweynta Hindiya ayaa la sheegay inay dhowr gantaalo ah ay ku dhufteen goobo u dhow dhow magaalada Dhoobley ee koofurta Soomaliya oo lagu tuhmayo inay joogaan maleeshiyo beeleed taabacsan midowgii maxkamadaha.

Weerarkaan oo dad goobjoog ahi ay sheegeen inuu dhacay saakay aroortii ayaa la ogeyn khasaaraha rasmiga ee ka dhashay, balse la sheegay inay jiraan dhowr qof oo rayid ah oo dhaawacyo kale duwan ka soo gaareen haatana lagu dabiibayo goobaha caafimaadka ee deganadaasi. Maraakiibta dagaalka ee ciidamada Mareykanka ayaa ku sugnaa xeebaha wadanka Soomaliya, gaar ahaanna xeebaha magaalada Kismaayo kuwaasoo si gooni ah ula socday dhaqdhaqaaqa maraakiibta ku socota degaanadaasi iyo weliba goobaha ay ku sugan yihiin kooxaha midowga maxkamadahii taabacsan.

Weerarkaan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee ka dhaca degaanadaasi tan iyo intii ay ciidamada Itoobiyaanku oo kaashanaya diyaaradaha Mareykanku ay ka saareen degaano badan oo ka tirsan koofurta Soomaliya kooxahii taabacsanaa midowgii maxkamadaha. Nin asagu sheegta inuu ka tirsan yahay kooxaha ka haray midowgii maxkamadaha ayaa dhowaan saxaafadda u sheegay asaga ku sugan imagaalada Dhoobley inay dagaalo ku qaadi doonaan degaano badan oo ka tirsan koofurta wadanka Soomaliya, gaar ahaanna magaalada xeebta ah ee Kismaayo.

Goobjoogayaal ku sugan degaankaasi oo xiriir lala sameeyey ayaa sheegaya inay degaankaasi ay joogaan kooxo ka haray midowgii maxkamadaha oo ku jira kaymaha degaanadaasi oo sida la sheegay tabarro ku qaata goobahaasi. Magaalada Dhoobley ee gobalka Jubada hoose ayaa dhowaan waxaa ay dagaalo ku dhex mareen maleeshiyo beeleedyo degaanka oo aanooyin qabiil ay ka dhaxeeyeen iyo weliba gacan ku haynta degaanadaasi.

Shariif Doodo-GEDO-Kismaayo News Desk
Email:doodo@gedonet.com

Re: The friends of Jubaland cleaned the terrorists from Jubaland

Posted: Mon Mar 03, 2008 1:55 pm
by sadeboi
War naga aamus doqonyahow.......

Re: The friends of Jubaland cleaned the terrorists from Jubaland

Posted: Mon Mar 03, 2008 1:57 pm
by AbdiWahab252
lol @ CoolPoisons ! An honest man !

Re: The friends of Jubaland cleaned the terrorists from Jubaland

Posted: Mon Mar 03, 2008 1:58 pm
by new-york23
coolpoison waxa laguu nacaad qabtaa.xaraan sheegato marna ma daahirto.

Re: The friends of Jubaland cleaned the terrorists from Jubaland

Posted: Mon Mar 03, 2008 1:59 pm
by sadeboi
coolposion everyone knows your not Marexaan, why do you love to be us sooooooo much?

Re: The friends of Jubaland cleaned the terrorists from Jubaland

Posted: Mon Mar 03, 2008 1:59 pm
by Murax
Sheegato >>>

Re: The friends of Jubaland cleaned the terrorists from Jubaland

Posted: Mon Mar 03, 2008 2:01 pm
by AhlulbaytSoldier
The IlkoyarChristian community in Ohio is glad to hear this news.

Re: The friends of Jubaland cleaned the terrorists from Jubaland

Posted: Mon Mar 03, 2008 2:02 pm
by CoolPoisons
Ali Husein doqon and Ba'ayeste, Ur born in Marehan, U don't join, just cause Ur ashamed of me don't mean U can call me Shegato.
I've been here before any of U ba'ayestes and Ali Huseins knew about this place.

Re: The friends of Jubaland cleaned the terrorists from Jubaland

Posted: Mon Mar 03, 2008 2:04 pm
by GENERAL_SNM
Coolpoison certainly has all the hallmarks of a Marexaan,why is he not accepted by the rest.Well if it makes you feel better Coolpoison if i ever catch you,I will treat you just like any other marexaan and chop your head of with a blunted blade.

Re: The friends of Jubaland cleaned the terrorists from Jubaland

Posted: Mon Mar 03, 2008 2:07 pm
by CoolPoisons
[quote="GENERAL_SNM"]Coolpoison certainly has all the hallmarks of a Marexaan,why is he not accepted by the rest.Well if it makes you feel better Coolpoison if i ever catch you,I will treat you just like any other marexaan and chop your head of with a blunted blade.[/quote]

and if I ever catch U, i will castrate Ur shit stained small teeth with a bottle.

Re: The friends of Jubaland cleaned the terrorists from Jubaland

Posted: Mon Mar 03, 2008 2:18 pm
by galia
CoolPoisons please just die cos r embarrassing the qabil u claim to hail from.