Postby SahanGalbeed » Fri Mar 07, 2008 9:43 am
Shalay sidaan halkan u fadhiyay oon kolba qof ugu hanjabayay baan mid aan saxiib nahay i yidhi " meeting" baan ku socda ee wax isoo raaca ayaan raba , ina keen !! Halkii baynu qabanay , anigoona war u hayn wax alle waxa meesha la isugu yimid . Waxooga qaxwa ayaynu iska yara shubanay , oo waynu iska fadhiisanay markaana .The meeting was sponsored by the Center for Relationship Abuse Awareness . LOL.
I was shocked at first , I was like what the fuc.k am I doing here , I've never abused anybody ...I mean... I'm so better than this.
Shaydan ka markaan iska yara naaray, baan is idhi haddeena , kolleyba hadda meel u ma socotid ee bal iska dhagayso.
Ninkii baa yidhi " what's the primary reason for abuse in any relationship?"--> control!!
@ that point I started taking notes on the IMPACT of verbal abuse on a person's overall well being and happiness .