Postby kambuli » Fri Mar 07, 2008 2:12 pm
Amin Amin...
He just stood up for Salaatul Subax...and pam he collapsed...Maasha Allaah...He was in the middle of a khayr...
Wuxuu ahaa nin ay umaddu ka nabad gasho...Ilaahay ha u naxariisto, janatul fardowsana haka waaribiyo, ehelkiisana samir iyo Iimaan haka siiyo...