Reer LaasCanood join Buuhoodle in supporting the new Puntland Presidential Candidate
____
Banaanbax Kadhacay Magaalada Laascaanood
Mudaharaad abaabulan oo ay soo qaban qabiyeen dad kooban aya maanta kadhacay magaalada laascanood ee xarunta gobolka sool/
Mudaharaadkan ayaa lagu taageerayay musharaxa utar tamaya jagada madaxweyne nimo ee dowlad goboleedka Puntland saleebaan Ciise axmed kaar.
Boqolaal qof ayaaa maanta isugu soobaxay qar kamid ah xaafadaha magaalada laascaanood kuwaas oo siweyn ugu farax sanaa inuu xilka madaxtinimo ee puntland kala wareego Gen. Cadde muuse oo ku guul daraystay inuu gacanta puntland dib ugu soo celiyo Gobolka sool.
saleebaan Ciise axmed kaar oo ah siyaasi soomaaliyeed isla markaana mudo aad ubadan kunoolaa qurbaha ayaa la rumaysan yahay inuu wax ka bedeli doono siyaasada dowlad goboleedka puntland.
Mr Saleebaan manta ayuu kasoo degay gegida diyaradaha ee gaalkacyo wuxuuna isl maanta usoo gudbay Magaalada garoowe ee caasimad goboleedka Puntland.
Widhwidh Online News Desk..Media Center



