Page 1 of 1

Maxey hawenka da'dooda u qariyaan......

Posted: Mon Mar 17, 2008 12:49 pm
by great-legend
salaan qaali ah dhamaan.
waxaan jeclahay in aad afkaartiina ka dhiibataan labada su aal ee kala ah.

Maxeey haweenka da'dooda u qariyaan una qaataan kabaha ka lambarka yar?

Raguna maxeey haweenka been ugu sheegeen iyo wax aysan awoodin mararka qaar xiliga haasaawaha?


waad mahad san tihiin

Re: Maxey hawenka da'dooda u qariyaan......

Posted: Mon Mar 17, 2008 12:51 pm
by X.Playa
haday qariyaan dhib ba ma le, ee caqli xumadooda ayagu mar kaste waxay jecelyiin inay ku weydiiyaan hadaad u jawaabi weydana waa xanaaqayaan, ayagana ma jecla in la weydiiyo.

Re: Maxey hawenka da'dooda u qariyaan......

Posted: Mon Mar 17, 2008 12:53 pm
by Xingalol
every body does,, but women do more than men.

Re: Maxey hawenka da'dooda u qariyaan......

Posted: Mon Mar 17, 2008 1:13 pm
by great-legend
waan ka yaabey hadaad da,dooda weydiisana xanaaq