Postby SahanGalbeed » Fri Mar 21, 2008 11:31 am
In plain language , maxay ka dhigantahay arrintani?
Waxa weeye , Operation Trident { 3 heads of a spear as in the main subclans}, waa loo abaabulay ka hor taga asluub la'anta dhallinyarada iyo iska hor imaadka ka dhalan laha .
Ninka Sahangalbeed waxaa looguna diray arrinta na , runtii waxa weeye nin aqoon heer sare ah uga haya hawlahaas qiimaynta dadkiisana aad u yaqaan.
"Charite bien ordonnee commence par soi meme" ayaa lagu yidha afka faraansiiska.{ charity begins @home}
"Crudentials"-kiisa haddi aynu u yara fiirsano , Emperior, Mukhtaar , iyo PHD raggaa maanta odayasha ah tababarka waxa soo qaateen waa Sahangalbeed "school of desert warfare ".
Next of kin , Garxajiskii ma noqotay , iyagu ma xumee xabadda khaayiska ee ku jirtaa waabay iga da' weyn tahay , markaa "NO GO !" ayuu operation-kaasi noqday.LOL
Hadda waxa loo soo jeesanaya Habar xabuusheedka , within 4 months , haduu ninkaa General SNM la yidha , "yes sir!" "no sir" waxaanan ahayn aad ka arki waydaan , waan indinka baxaya SNET!
PS:Arrintani qabyaalad ka badan , I don't need your help HA youngsters, thank you!