Page 1 of 2

Helwaa Has A Valid Point!

Posted: Tue Apr 08, 2008 11:37 am
by kambuli
Gartu Ilaahay Bay Taqaan :up: :up:

She was wrongly accused of being obsessed with wedding threads...All she did now was to bring up so many wedding threads that she(Helwaa) didn't post...

1.Somali guys and proposing.
2. Extravagant Weddings.
3. Marriage and Money.
4. Guurka Somalaida Qurbaha.
5. Marriage Killers.
6. Urfi Marriage.
7. Islamic Guidence to Gaalo Marriage
8. 6 C's of Happy Marriage.
9. The Sweetest Marriage..
etc etc etc

Bal haddaba dadow maxaa lagu maagay Helwaa :down:

Cajib Shiikhow :?

Re: Helwaa Has A Valid Point!

Posted: Tue Apr 08, 2008 11:39 am
by WasteMan
her biological clock ticking.

Re: Helwaa Has A Valid Point!

Posted: Tue Apr 08, 2008 11:39 am
by Murax
But the difference is they don't write those threads all day every day and then act like a child When You tell them to stop. :lol:

Re: Helwaa Has A Valid Point!

Posted: Tue Apr 08, 2008 11:43 am
by Meheri Man
WHY DONT SHE WANT GO BACK TO AFRICA AND MARRY A MAN FROM THERE

THATS WHAT UGLY OLD WOMEN DO

Re: Helwaa Has A Valid Point!

Posted: Tue Apr 08, 2008 11:43 am
by kambuli
Wasteman,

Somaalidu waxay ku maahmaahdaa:

Miskiin Baa Misko La fuulo leh...

Helwaa, waxaad ogaateen inay tahay ruux xishooda...I know this place...Qofkii aan Nacalad dadka ku firdhin way daba galaan Rag iyo Dumar...

Bal maxaad rabteen inay ka sheekeyso? Ma Zinno?

What is wrong in laga sheekeeyo Guur? Why her thread bothers you guys when everyone else is posting the same stuff?

Murax, tell me qof aad ku tidhi jooji threadka Marriagka? tell me one person? :?

Meheri,

Miyaad aragtay Helwaa sidey u egtahay walaal? Imisaa mid jeer u eg lagu guursaday Westka?

Isku xishooda... :down: :down:

Re: Helwaa Has A Valid Point!

Posted: Tue Apr 08, 2008 11:47 am
by Enlightened~Sista
kambuli ...gacmuhu kuma go aan :rose: :kiss:

Re: Helwaa Has A Valid Point!

Posted: Tue Apr 08, 2008 11:57 am
by kambuli
Enlightened sis,

You welcome sis :up: :rose: :kiss: ..

I hate dulmiga iyo Gardarada :up:

Re: Helwaa Has A Valid Point!

Posted: Tue Apr 08, 2008 11:59 am
by HELWAA
Kambuli

Thanx you walaal....these little ximaars cant stand my topics and my presence in somalinet....Aragtideyda ayaa dhibaysa...adigo bal eeg qof kale oo la caayey amba gardaro lala doonaniyo maad aragtey...ninkan murax sheeko kale ayuu wada meshan...all i can say is his nick suits him very well....

Murax

Stop crying huuno...I'm not gonna sink my self to ur level by insulting you... :down:

Re: Helwaa Has A Valid Point!

Posted: Tue Apr 08, 2008 12:08 pm
by kambuli
Helwaa,

Abaayo anigu maba fahmin waxa meesha ka socda!

Waa aakhiro Zamaan...Bal maxaa ceeb ka dhigey in laga hadlo Guur?

No wonder inaynu maraynu xilli la isku caayo " Heblaayo Waa Virgin" :down: :down: Dad badan ayaa reer magaal iska yeel yeel ah...oo moodey in laga hadlo Clubing etc inay tahay waddada saxa ah...

Ha uga jimcin, waa caadada dadka qaar ka mid ah Somalinet inay sidii Babqaaga waxa uu hal qof yidhaahdo ka daba yidhaahdaane.. :lol: :lol: :lol:

Re: Helwaa Has A Valid Point!

Posted: Tue Apr 08, 2008 12:14 pm
by Hyperactive
Kambuli i like you because haqa qofna ogama baqdid.
somali du sidodaba runta isuma shegan.
ki qaldan wey osi hor ka'an.
keep the good work
jazakallah khair.

Re: Helwaa Has A Valid Point!

Posted: Tue Apr 08, 2008 12:34 pm
by Cawar
Kambuli

YOu are right..I see about 6 or 7 marriage related threads and only 1 or 2 is posted by Helwa..

Lakin those who accuse her are projecting and/or have nothing better to discuss..you know somali loo diiday qabil discussion..dee what else to do??

Re: Helwaa Has A Valid Point!

Posted: Tue Apr 08, 2008 12:41 pm
by kambuli
Hyper,

Eeddo Alla Yaa Barek! :up:

Cawarm quote " you know somali loo diiday qabil discussion..dee what else to do??

Aga :!: OO deedna ma waxaa lagu mashquuli Helwaa :?

Seriousely that is not the reason walaal...The reason is as I mentioned: Miskiin baa misko la fuulo leh, Golahan qofkii xishooda ee wax iskula hadha waa la daba galaa :down:

Re: Helwaa Has A Valid Point!

Posted: Tue Apr 08, 2008 12:46 pm
by 1nkaarQabe
kambuli

I'm willing to marry both you and helwaa at the same time, two for one deal. what do you say?

Re: Helwaa Has A Valid Point!

Posted: Tue Apr 08, 2008 12:50 pm
by kambuli
Inkaarqabe, quote " kambuli

I'm willing to marry both you and helwaa at the same time, two for one deal. what do you say?

Dee walaal maxaad wax guursataa sowdiga Inkaarta Qaba :down: :(

Re: Helwaa Has A Valid Point!

Posted: Tue Apr 08, 2008 12:52 pm
by Basra-
Me think Helwa is u, kambuli. :D