Moderators: Moderators, Junior Moderators



James Dahl wrote:I'm well aware of the history of Apartheid and America and Britain's involvement, but this would mean that for the entire Clinton AND Bush II administrations, the ANC was a terrorist organization in the USA?
I mean seriously, WTF?


SahanGalbeed wrote:Anigu berigaan yara "boarding school " ku yaal faransiis ka baan ka dhigan jiray oo anoo 9 jir ah baan uu dhoofay dalkaa.


Navy9 wrote:SahanGalbeed wrote:Anigu berigaan yara "boarding school " ku yaal faransiis ka baan ka dhigan jiray oo anoo 9 jir ah baan uu dhoofay dalkaa.
No one tells the truth these days, huh





SahanGalbeed wrote:What do you mean Navy9?am I off by a year or what here ?
yaab!


SahanGalbeed wrote:According to who?
Bismillahi Raxmaan !! who are you , and where do you know me from ?
SahanGalbeed wrote:Anigu berigaan yara "boarding school " ku yaal faransiis ka baan ka dhigan jiray oo anoo 9 jir ah baan uu dhoofay dalkaa. Waxa iska haystay meesha niman iska " far right of center" aha markay siyaasad noqoto. Anigu maddowga kale waan uga duwanaa , "the sultan" baa la igu yeedhi jiray wallahi. Anyway dhowr sanno baan ku jiray iskuulka . Maalin maalmaha ka mid , faransiiska ninku marku 16 gaadho , waa loo ogolyahay inuu "Bar"-ka iska galo , oo khamri dalbado haddu rabo . Waxaan xasuusta maalin aan anoo PHD iyo ciyaalkan halka jooga le'eeg , baan iska galay " Bar" nin Senegal ka yimid laha .Waan iska fadhiistay waxaanan dalbaday "1 demi ! " waa iska "pint"![]()
Waxooga markaan tii labaad ku dhuftay baan kor intaan indhaha u qaaday ku idhi ninki Senegales-ka " Is that Nelson Mandela up there on that poster ? He is a terrorist !!"![]()
Naxdin baa ku dhacday ninkii Senegalse-ka aha ." how can you said that aren't you black ?" buu igu yidhi
" Yeaah , balbalblabalbala.. but he's still a terrorist " baan ugu jawaabay![]()
Anyway, halkii buu iga waramay Nelson Mandela and gave me a list of books to read . It clearly opened my mind .
Moral of the story , read as much as you can , and never drink alcohol in your life


Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 63 guests