Moderators: Moderators, Junior Moderators

dhanka kale Jariiradda New York Times oo xigatay Saraakiisha Sirdoonka Mareykanka ayaa qortay in hoowlgalka lagu dilay Adan Ceyroow uu socday todobaadyo lagula socday dhaqdhaqaaqiisa iyo meel kasta oo uu tegayo,wuxuuna dhinaca kale sheegay in Sirdoonka Mareykanka ay wada shaqeyn fiican ka helayeen dadweynaha Dhuuso Mareeb.
Jariiradda New york Times oo xiganeysa madaxa arimaha siyaasada ee beesha uu ka dhashay Aadan Ceyrow, siyaasiga lagu magacaabo Dr. Culusow waxay sheegtay in Dr Culus u sheegay in odayaasha Galgaduud hore u diideen in Aadan Ceyroow dhexgalo Maamulkooda,iyagoo cabsi ka qabay inuu ka carqaladeeyo nidaamkooda sharciga ay u arkeen

MJ-Pride wrote:dhanka kale Jariiradda New York Times oo xigatay Saraakiisha Sirdoonka Mareykanka ayaa qortay in hoowlgalka lagu dilay Adan Ceyroow uu socday todobaadyo lagula socday dhaqdhaqaaqiisa iyo meel kasta oo uu tegayo,wuxuuna dhinaca kale sheegay in Sirdoonka Mareykanka ay wada shaqeyn fiican ka helayeen dadweynaha Dhuuso Mareeb.
Jariiradda New york Times oo xiganeysa madaxa arimaha siyaasada ee beesha uu ka dhashay Aadan Ceyrow, siyaasiga lagu magacaabo Dr. Culusow waxay sheegtay in Dr Culus u sheegay in odayaasha Galgaduud hore u diideen in Aadan Ceyroow dhexgalo Maamulkooda,iyagoo cabsi ka qabay inuu ka carqaladeeyo nidaamkooda sharciga ay u arkeen
The snitches are non other than his own clan. Somalis are doomed

wadaniweyn1 wrote:MJ-Pride wrote:dhanka kale Jariiradda New York Times oo xigatay Saraakiisha Sirdoonka Mareykanka ayaa qortay in hoowlgalka lagu dilay Adan Ceyroow uu socday todobaadyo lagula socday dhaqdhaqaaqiisa iyo meel kasta oo uu tegayo,wuxuuna dhinaca kale sheegay in Sirdoonka Mareykanka ay wada shaqeyn fiican ka helayeen dadweynaha Dhuuso Mareeb.
Jariiradda New york Times oo xiganeysa madaxa arimaha siyaasada ee beesha uu ka dhashay Aadan Ceyrow, siyaasiga lagu magacaabo Dr. Culusow waxay sheegtay in Dr Culus u sheegay in odayaasha Galgaduud hore u diideen in Aadan Ceyroow dhexgalo Maamulkooda,iyagoo cabsi ka qabay inuu ka carqaladeeyo nidaamkooda sharciga ay u arkeen
The snitches are non other than his own clan. Somalis are doomed
adigu hooyada baa wasi lahayd iska daa inaad soo sheegto cid kale

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 82 guests