Galkacyo: Suunka xirta.
Barawe: Ma iska xiratino suunka intii qadadka foqa ku dhufatin maa rabtiin?
Bosaso: Xerta suunka ama waan idin xer xeraa kuligiin
Hargeisa: War xidhta bahasha waridkin sigee
Mogadishu: Waraa waji kabriid(suunka xero nooh, maxa waye adi dhan. Alora hadaa xeran weysid barmil aan kugu dhex xooraa.
Beledweyne: Suunka ma xeraneydaan mise ma xeraneydaan?
Baidoa: Adaa la aadaa penalty fadaase ariirkee may le eree? Suunka hir ba






