Page 1 of 1
Geela iyo Qaadka Sheekadoodii Waa Tanaa..
Posted: Mon May 12, 2008 4:05 pm
by kambuli
Re: Geela iyo Qaadka Sheekadoodii Waa Tanaa..
Posted: Mon May 12, 2008 4:07 pm
by Naaima
"Waxaynu arki jirnay geel caano laga listo, balse mid jaad & sigaar adigu kaa raba wali ima soo marin nolosheyda", ayuu yiri milkiilaha geela Mr. Arbe oo waliba intaa raaciyay in habeenkii oo dhan uu geeliisu soo jeedo qaadirada haysana ay habeenkii indhahooda ka muuqato.

, sheekda waaba run? laa xaawla