Page 3 of 4

Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?

Posted: Thu May 15, 2008 4:35 pm
by The_Emperior5
war hee dhe aniga maxa ika dabbo dhigay nin walba halkaan arimihisuu uu fadhiya meeshan anigu koox kuma hayo
Helwa na waa Habar daashay niyo haa ku daaliin

Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?

Posted: Thu May 15, 2008 4:40 pm
by SahanGalbeed
Maxaa i kaa dabo dhigay, hadal ma'aha niyow .
Su'aal baa ii waydisay oo waxad ii tidhi
war ina baxarow dhagaxaantaan halkeed ku wadda ? :lol:

Ilaah baa nin rag ah kaa dhigay ee runta weligaa ha ka ordin!!
Haddaad gabdhaha tolka ka xishoon waydo , kuli qosli maayo anigu weeye xaaladu.
Markaa intaad fir.fir..fir-ta iska yaarayso , "waayahay " waxaan ahayn markaad soo go'aansato isu kayaa keen !

Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?

Posted: Thu May 15, 2008 4:43 pm
by The_Emperior5
war orodo seexo hurdada kugu yar ta labaad inadeerta ama inadeerka xumaanta lugu ma raaco eeh qalladka laga qabta hiilku laftigiisu halkaasay ku jirta

Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?

Posted: Thu May 15, 2008 4:52 pm
by SahanGalbeed
Aniga waa ii casar gaaban horta taasi waa No1
No2/ Haddad rabto , waad iska kay caayi karta , laakiin kula qosli maayo , mar haddadan runta isasoo hor taagi karin.

Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?

Posted: Thu May 15, 2008 4:55 pm
by The_Emperior5
SahanGalbeed wrote:Aniga waa casar gaaban horta taasi waa No1
No2/ Haddad rabto , waad iska kay caayi karta , laakiin kula qosli maayo , mar haddadan runta isasoo hor taagi karin.

horta garii ilahay bay leedahay wux horta cay maha adda cay ka dhigay aniga way ii aflagaadasey ma xajiga marka daynaya iyadu markay dadka aflagadaynesso hadalkeeda maxa xadiis ka dhiga wa waxaan la yaabay, anigu ciidi siifican ila hadasha sii fiican baan ula hadla laakin qofki igu xadgudba wala inadeer wala awoow , cadaabtan uu diiraya

Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?

Posted: Thu May 15, 2008 5:01 pm
by SahanGalbeed
Oo kalay haddi lagu yidhado " you're not funny !" ma sidii wax lagu caayay oo kale baa?
:lol:

Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?

Posted: Thu May 15, 2008 5:08 pm
by The_Emperior5
SahanGalbeed wrote:Oo kalay haddi lagu yidhado " you're not funny !" ma sidii wax lagu caayay oo kale baa?
:lol:

ma funny taasii waba caadii sacsac iyo wax daciif bay ku dartay taasii ma amaan baa

maan so celliya topica waan ku baadhi what she said exactly

Odayasha aa...You're just 22...Wali ilmo yar oo cago baasta ah dhigaya ayaad tahy ee nacasnimada iyo nacnacda mesha kala tag..

way sii socota

adigu inta waxaad uu aragta inay malaigtu ii amanayso

Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?

Posted: Thu May 15, 2008 5:14 pm
by SahanGalbeed
Ma' miyir qabtidee , iska la qaso ciyaalkaaga kale eed asaaxabta tihin.

Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?

Posted: Thu May 15, 2008 5:17 pm
by The_Emperior5
dee markaan ku tusso Arintii waad baddalaysa suaasha ka jawaab aflagadada slaanta baassii waddo maxa ka dhigay xadiis.

Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?

Posted: Thu May 15, 2008 5:37 pm
by The_Patriot
[quote="The_Emperior5"]dee markaan ku tusso Arintii waad baddalaysa suaasha ka jawaab aflagadada slaanta baassii waddo maxa ka dhigay xadiis.[/quote]
ninyahow gaar kumagale ee maxatahay?
Dumarka shib baa lagadaha.
Heinaken yena meel foog oo daran kkugeynin.

Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?

Posted: Thu May 15, 2008 5:40 pm
by The_Emperior5
ANAGU HADAY DUMARKU IS WALAAN WAANU KARBASHNA RUNTA WAANU UU SHEEGNO
KURSII NIN KU FADHIISTAY NA ANAGA WANA AG MAMNUUC

Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?

Posted: Thu May 15, 2008 5:48 pm
by The_Patriot
[quote="The_Emperior5"]ANAGU HADAY DUMARKU IS WALAAN WAANU KARBASHNA RUNTA WAANU UU SHEEGNO
KURSII NIN KU FADHIISTAY NA ANAGA WANA AG MAMNUUC[/quote]
horta inaadh Xabashi tahay baadh qiratey.
xabashidha dumarkoodha oodha bey mariyaan.
hadhi aan markale ka maqlo inaadh sheganeysidh reer Samatar waxa kugudaca baadh arki.

Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?

Posted: Fri May 16, 2008 2:31 am
by The_Emperior5
war cagaga dhiigoo yanaan ku dhiibiin eeh :lol:
anigu waxaan ka baqata ina akhira na xabashigu ku ciilo

Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?

Posted: Fri May 16, 2008 2:35 am
by Voltage
Emperior, Xabashiga aad dabada u dhaqaysid beryahan matag ayay naga keeneysaa nacasyaho fadeexada badan. Xabashi waa kii Xoola kaa dhici jiray, Ogaadeen ka hor wax Xabashi ciileen waa adiga, maantana way ku guursadeen :down:

Re: Why are there soo many threads about ethiopia/ethiopians?

Posted: Fri May 16, 2008 2:49 am
by Xaaji_Xundjuf
xabashi ba wax guursada walahi wa wax cusub adna ma buufiskii baad qaaday somalida cadwogooda wa xasashi Ethiopiaanku way na necebyihin , Anigu wax aan aminsanahay Ethiopianku danaohooda bay qabsandaa unlike somalis
uu aan ogayn meel hay uu socdaan baa