Page 4 of 4

Re: Difference between somaliland and somalia

Posted: Sat May 17, 2008 6:57 pm
by The_Emperior5
DR-YALAXOOW wrote:WAA NORMAL magaalo dagaalo ka dhaceen inay sidaa u ekaato. JAAHIL ayaad tahay xamar waa caasimada somaliya lama mid aha tuulooyinka hargeysa ama kismaayo.

waad la socotaaa 70 kun ciidan ethiopian ayaa xamar jooga+mareykanka oo dollar iyo milateri ku taageeraya ethiopianka.

xamar centerkeeda waa burburtey laakiiin xamar inteeda baddan alxamdulilaah waa nabad. ONE DAY ayeyna nabad ku noqon kartaa waa hadii ay MAREYKANKA+ETHIOPIA faraha kala baxaan somalia.



war hee dhe ma ana walaan miise cadan ba laga heesaya uma 70.000 uu xabashi baa joogay 1991 ma caasimadii somaliyeed ma xabashi ba baabiye miise dadkiina baabiyee

hargeysa baan ku tussay 1991 siiday ahayd
marka caqliga bantuga isku yarra day inad isticmaashiid hargeysa uu 1991 ebber ahayd uu maanta caasiimadii east africa aah 2008 18 may

iyo xammar uu magaalo weyn uu casiii aah aahyd 1991 uu waxna ka maqnayn
ayaaa maanta siida uu eeg

waan ku tusssay aeeh sug


Image

xamar when siyaad and his govt left

hargeysa 1991

Image


Image

hargeysa 2008

Re: Difference between somaliland and somalia

Posted: Sat May 17, 2008 7:03 pm
by The_Emperior5
DR-YALAXOOW wrote:1996 1998 hargeysa iyo xamarba waxaa ethiopia u maamulayey warlords aydiid.riyaaale cigaaal caato qanyare iwm.

laakiin hadda maadaama laga saarey warlordyadii somalia oo somaliya qarka u saarneeyd inay noqoto wadan xoog baddan.

ethiopia markana ma rabto inay somaliya nabad noqoto ama dawlad ka dhalato. sababta aan kuu leeyahay hargeysa waxaa maamula ethiopia. waa waad la socotaa maamula bunaaniland iyo somalilend labadooduba. adis ababa in looga yeero amarna lagu siiyo waxa uu milez rabo inau sameeyaan.

ethiopianka hargeysa dhexdeeda waxay ka qafaashaan ogaadeenka sidoo kale bunaaniland waxay ka qafaashaan bunaaniland.

ethiopianka marar baddan ayey boorame yimaadeen oo dad ka wateen.

offcourse xamarna ethiopia waa joogaan laakiin xamar waxay uga duwan tahay meelaha kale every day 10 ethiopians ayaa xamar lagu dilaa.

sababta aan u taageerayo PM NUUR CADE maaha qabiil ee waa nin NABAD DOONA H.

CAASHA BIIJO YUSUF+ AL SHABAAB WAA DAD U SHAQEEYA ETHIOPIANKA LABADOODUBA SABABTOO AH. al shabaab waxay suurto galisey in ethiopia mareykanka uu siiyo malaayiiin dollar. waxayna noqdeen GACANTII lagu dilaayey dadka masaakiinta ah.

caasha yusufna ethiopian ayaa xamar ku haaya whit in hour ayaa meeydkiisa la jiidi lahaa, marka caasha yusuf waa la heeyste ma tirsana kaa.


war hee dhe war bal horta afkaagu iyo dhagahaagu ma is maqlaan , adigu umika hadalkaagii waxan ka dareemay wixi xun ba Ethiopia leh :lol: , Oke waan kula jaan qaaday
Ogadenku ama o n l f is treat to Somaliland safety marka wala dhiibaya umanay dhallan somaliland we are not the same people wala dhiibaya aun cigaal baba dhiibii jiiray o n l f burn Somaliland cars inside Ethiopia iyakana wala dhiibaya balankii ilahay

Re: Difference between somaliland and somalia

Posted: Sat May 17, 2008 7:09 pm
by DR-YALAXOOW
offcourse mogadishu was beatifull before the civil war
but this is mogadishu 2008
http://www.mogadishuuniversity.com/index.html
and this is mogadishu 2008

http://www.somaliweyn.org/pages/news/Ma ... May16.html

Re: Difference between somaliland and somalia

Posted: Sat May 17, 2008 10:03 pm
by snowflakes821
I just don't understand people like DR-YALAXOOW who are blinded by qabil that don't want to tell the truth. They get so emotional and are on the defense.