Page 1 of 1

Soomaliyee Tooso, Toosoo isku tiirsadeeeeeeeee

Posted: Sun May 18, 2008 3:12 pm
by Sephora
Soomaaliyee Tooso, Tooso isku tiirsadeee, hadba kiina taag daranee, taageero waligiisee...
Waxaan la ooyahaa, ilmadii iga qubneeysooo, nin dhulkiisa loo diidee.....
I can't remember the rest, help!!!!!!!!!!

Re: Soomaliyee Tooso, Toosoo isku tiirsadeeeeeeeee

Posted: Sun May 18, 2008 4:19 pm
by Enlightened~Sista
May be these kids can teach you :D


Re: Soomaliyee Tooso, Toosoo isku tiirsadeeeeeeeee

Posted: Sun May 18, 2008 4:21 pm
by Cawar
Now its more like..

Somaliye kala toosoo..kala tiirsada ee
hadba kiina taag daranee sii tuur tuura oo toogta..

Re: Soomaliyee Tooso, Toosoo isku tiirsadeeeeeeeee

Posted: Sun May 18, 2008 4:23 pm
by Enlightened~Sista
Cawar :lol: :lol: :lol:

Re: Soomaliyee Tooso, Toosoo isku tiirsadeeeeeeeee

Posted: Sun May 18, 2008 4:53 pm
by The_Emperior5
somalay hurdada baddiya khuurada badddiya
waligiina ha toosiiina

Re: Soomaliyee Tooso, Toosoo isku tiirsadeeeeeeeee

Posted: Mon May 19, 2008 11:25 am
by Sephora
I can't recall anything the kids are singing besides 'Soomaliyeey tooso'!

Please help, I've made a bet wit someone and now I will loose if I dont know it completely....

Re: Soomaliyee Tooso, Toosoo isku tiirsadeeeeeeeee

Posted: Mon May 19, 2008 11:33 am
by *jr
Soomaaliyeey toosoo
Toosoo isku tiirsada ee
Hadba kiina taagdaranee
Taageera waligiinee
Idinkaa isu tooqaayoo
Idinkaa isu taamaayee
Aadamuhu tacliin barayoo
Waddankiisa taamyeeloo
Sharcigaa isku kiin tolayoo
Luuqadaa tuwaaxid ahoo
Arligiina taaka ahoo
Kuma kala tegeysaan oo
Tiro ari ah oo dhaxalaa
Sideed laydin soo tubayoo
Ninba toban la meel marayoo
Cadowgiin idiin talin oo
Tuldo geel ah oo dhacan baad
Toogasho u badheedhanee
Ma dhulkaas dhanee tegeybaan
Ninna dhagax u tuurayn
Quaran aan hubkuu tumayo
Tooreyda dhaafayn
Oo aan taar samayn karin
Uur kutaallo weynaa
Hadba waxaan la taahaayoo
Togagga uga qaylshaa
Nin dalkiisii cadow taaboo
U tol waayey baan ahayee
Hadba waxaan laa ooyaayoo
Oo ilmadu iiga qubaneysaa
Iqtiyaar nin loo diidoo
La addoon sadaan ahayee