The_Emperior5
MAYA ethiopian IQAAMAD lama siiyo. kaba sii daran QATAR iyo ethiopia xiriir ma laha.
ethiopian qofkii basaaboorkeeda heeysata waa laga tarxiilayaa QATAR.
dadkaas dhamaantood BAASABOOR SOMALIYA ayey heeystaan sababtoo ah SOMALIA waa member of JAAMACADTUL ARABIYA. xitaa ciyaalka soomalida ah ee qatar jooga ISKUULADA SIDA qatariyaanka u dhashey wadanka LACAG LA,AAN AYEY KU DHIGTAAN sababtoo ah soomaliya waa wadan carabaha ka tirsan.
The_Emperior5
reer waqooyilanders deggan dhamaan carabaha sida KUWAITE QATAR.BAXREYN SACUUDIGA dhamaantood baasaboorkeeyga somaliya ayey wataaan. marka waa qalad inay wadan wadan kale ay u dabaaldegaan aan ka aheeyn wadankii siiyey BAASABOORKA. SOOMALIYA



