Somaliweyn,
Walaal, Somalidu waxay ku maahmaahdaa" Far iyo Meel bugtaa is og"
Adigey meeli ku bugtaaye, wallee iyo billee, waa ii afkaaga, in Jaamacadda lagu dhisey, bililaqadii Jamacadihii qaranka weligey maan maqal, maskaxdaydana kuma soo dhicin...Maanta ka hor maan maqal...
Maxaa meesha keenayba bililiqadii Jaamacadaha? Ma wax doodi ka jirtaa? Miyeyna ahayn wax laga soo gudbey? Ninyahow oorodoo dawo doono...
