Walaal, never mind..You are coming back to square one which is "Far iyo meel bugtaa is og"...Why all this cuqdad? Why expect hatred from people...Move on, wixii dhacay waa dhaceen... Taariikhda cidi ma beddeli karto..Laakiin you need to move on...
Gobolada Somalida badankooda Jaamacado ayaa laga dhisay.. Muqdishana waa caasimadii dalka oo wayba ka population badan tahay gobolada kale... Intaa iyo in ka badan ayaa laga sugayaa...
Marka shame on you oo jooji cuqdadda iyo af xumada...Haddii ay ku gubeyso wax aad bililiqaysatay ama iska bixi, ama Ilaahay cafis weydiiso...Laakiin dadka sanka haka marmarin wax aan qalbigooda ku jirin..
Anigu waan aaminsanahay, waanan rumaysanahay, qofkii wax bililiqaystay ee aakhirtu wixii uu bililiqaystay wax kale ku dhisey, xaaranba ha ahaatee, inuu dhaamo, kii intuu bililiqaysatay haddana ama khamri ku cabbay ama jaad ku cuney...
Orod oo haddaba iska naso oo cuqdadda iska saar...Somali oo dhami way ku farxaysaa wixii u kordha qof kale oo Somaaliyeed...OO sida isu dhaan...Waad ku dhimanaysaa sidane.. Subaxaana Allaah..







