Af-somali topic
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1428
- Joined: Thu Nov 15, 2007 12:20 pm
Af-somali topic
Lets see how good your somali is so type only in somali.
Nafta kawaramaa fish and chips yahow caadi iska diga iyo baacdaa iskaa fuuraa af-keenaa xaaka hishooneenaa soo bartaa.
Xalimo ikarisa cuunto baaris iyo baasto ayaan ubahanyahey sidaa hoyoo ikarisoo.
Luugadeena soobartaa haa iloobinaa hadikalee waa ceeb isku hishooda.
Haafadaa iyo gurigaa ku haadlaa afkaa hoyoo laa hadlaa walaahihiin walid keen iyo familigaa afkaa gaalkaa english lugadeena mahaa soo bartaa somali.
Haablayahoo guursadaa markaa la idin soo doonoo sharafta ilaliyaa.
Dalinyaaroo deentaa iyo dagaankaa haa iloobinaa
My drift is haakaa hishooneena afkeenaa
waa sidaas iyo nabad geelyoo mahad saniid.
lol my somali is not bad styl somaha.

- SomaliNet Super
- Posts: 10831
- Joined: Fri Feb 29, 2008 4:55 am
- Location: Stonetown, Zanzibar
Re: Af-somali topic
lol somaliscarface ..not bad
Haye Salaam Calaikum maxaala sheegey...maalintan sabtiga ah maxaa qabanaysaan
Anigu jiiraanka ii timi aniga oo guriga kaligay jooga wallahi waxaan is idhi tolow ma iska dhigtaa inaadan gurigaa joogin??
laakin aakhirkii waan iska furay ..formam ayey rabtay inaan ubuuxiyo..waan wada sheekeesanaynay ..af soomaligaan jajabsanayey
..waa iska caadi caruurteeduba afsoomaliga daciif bey ku yihiin...shaah baan u kariyay iyo buscud digestives iyo jaagleed baan kusiyey markaas markan formamki udameeyey waan siyeey oo gurigeedi ayeey qabatay. 

Haye Salaam Calaikum maxaala sheegey...maalintan sabtiga ah maxaa qabanaysaan

Anigu jiiraanka ii timi aniga oo guriga kaligay jooga wallahi waxaan is idhi tolow ma iska dhigtaa inaadan gurigaa joogin??

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Af-somali topic
Somali scarface ma intaasa lugu soo xafiidsiye
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1428
- Joined: Thu Nov 15, 2007 12:20 pm
Re: Af-somali topic
My somali is improving ruunti 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1428
- Joined: Thu Nov 15, 2007 12:20 pm
Re: Af-somali topic
somali the way
8) 

- precious_dyme
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2103
- Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
- Location: SOMALIA 21/10/69
Re: Af-somali topic
Waxna kama fahmin shekadadi. 

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Af-somali topic
waryaa Teenager somaliscarface YOUR SOOMALI is good walaahi. but u need little bit of improvement
(Haafadaa iyo gurigaa ku haadlaa afkaa hoyoo laa hadlaa walaahihiin walid keen iyo familigaa afkaa gaalkaa english lugadeena mahaa soo bartaa somali.
Haablayahoo guursadaa markaa la idin soo doonoo sharafta ilaliyaa))
you wrote this. HAAFADA/ change(H) to(x) XAAFADA
LUGADEENA( change (G) to(q)LUQADEENA
english luqadeena maaha,ee soo barta soomali(not bart(aa)only one(a) bart(a)
dubble(aa) or(oo)u can only but them middle of the word not the end .like this IS A CORRECT one.
SHARAFTA il(aa)liya
NOT sharafta ilaliy(aa)

Last edited by DR-YALAXOOW on Sun Jun 01, 2008 9:29 pm, edited 2 times in total.
-
- Posts: 41
- Joined: Wed May 21, 2008 9:13 pm
Re: Af-somali topic
Dr. Yallaxow,
Iskoolkee kasoo baxday Xamar? Waxaan dhigtay Gen. Da'ud hoose-dhexe dagaalka ka hor.
Iskoolkee kasoo baxday Xamar? Waxaan dhigtay Gen. Da'ud hoose-dhexe dagaalka ka hor.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Af-somali topic
aniga waxaan ka soo baxey dugsi hoose dhexe 12 oktoobar ama qasabka boondhere, dugsi sarena waxaan ka soo baxey Dugsiga sare ee Sheekh xasan barsane.
-
- Posts: 41
- Joined: Wed May 21, 2008 9:13 pm
Re: Af-somali topic
Haa waa xasuustaa Sh. Xassan Barsame, dugsi sare waxaan qorsheynaayay Jamaal Cabdi-Naassir oo X-fiyoore agtiisa ku yaalay ama iskoolka beeraha oo ku yaalay lafoole agagaarkiisa, laakiin dagaalka ayaa wax kasta ku ciyaaray
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Af-somali topic
sax jamaal abdi naasir sare si fiican aan u kasaa yo dugsiga sare beeraha. aniga dugsi sare anigoo dhameeystay ayaa dagaalka bilaawdey dugsi sare waxaan ka baxey 1989!
- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Af-somali topic
I don't understand this maha tiri mess
- Navy9
- SomaliNet Super
- Posts: 6830
- Joined: Fri Jan 17, 2003 7:00 pm
- Location: United States of Aliens
Re: Af-somali topic
dore beel ka hore, abo baan u aqrinayay waar af somali aah, wuxu igu yeedhi, adiga somaliga siidee ajanbika baad u aqridhaaa
waan kaa xishooda inaan af somali kuu hadlo infront of daad aan aqonin because grammerkayga waa messed up...

waan kaa xishooda inaan af somali kuu hadlo infront of daad aan aqonin because grammerkayga waa messed up...
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1428
- Joined: Thu Nov 15, 2007 12:20 pm
Re: Af-somali topic
DR-YALAXOOW thanks saxib!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 482 Views
-
Last post by eliteSomali
-
- 16 Replies
- 590 Views
-
Last post by somaliscarface
-
- 0 Replies
- 186 Views
-
Last post by snoop12
-
- 7 Replies
- 329 Views
-
Last post by Murax
-
- 10 Replies
- 425 Views
-
Last post by Galmeygaag
-
- 60 Replies
- 276 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 16 Replies
- 952 Views
-
Last post by Malachite
-
- 2 Replies
- 465 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 9 Replies
- 1224 Views
-
Last post by Megatron