Page 2 of 2

Re: Prominent Somali Trader Killed

Posted: Wed Jun 04, 2008 2:54 pm
by AbdiWahab252
I have to agree with Dr. Yalaxow on this. AL Shabab have killed many talented men including a former SOmali intelligence officer called Colonel Coon who was a fluent speaker of Amharic and ran a spy operations inside Ethiopia for the former government.

Dr. YALAXOW,

Kuwan wa niman jahiil ah. Maxa laga diila qof rayiid ah oo dad diliin ? Waxa laga rabey iney qofka iska garacan iyo warning siyan.

Nin general, colonel iyo aqoonyahan wa dad biiri wadanka ama xukumadda uu bahan doonta.

Lakiin diilka Cabbas (AUN) waxa ka dhambeeya Maxamed Dheere iyo Mamuulka BAnadir oo Canshuur uu diidey.

Re: Prominent Somali Trader Killed

Posted: Wed Jun 04, 2008 3:04 pm
by Baansiin
AbdiWahab252 wrote:I have to agree with Dr. Yalaxow on this. AL Shabab have killed many talented men including a former SOmali intelligence officer called Colonel Coon who was a fluent speaker of Amharic and ran a spy operations inside Ethiopia for the former government.

Dr. YALAXOW,

Kuwan wa niman jahiil ah. Maxa laga diila qof rayiid ah oo dad diliin ? Waxa laga rabey iney qofka iska garacan iyo warning siyan.

Nin general, colonel iyo aqoonyahan wa dad biiri wadanka ama xukumadda uu bahan doonta.

Lakiin diilka Cabbas (AUN) waxa ka dhambeeya Maxamed Dheere iyo Mamuulka BAnadir oo Canshuur uu diidey.

That is not 100% true. Abbas AUN died because Qabiil and creation of Hobyo's new port. He was involved the plane to biuld the port. And his in laws and his abtiyal killed him.

Re: Prominent Somali Trader Killed

Posted: Wed Jun 04, 2008 3:34 pm
by DR-YALAXOOW
waa macquul inaysan al shabaab ka danBeeyn dilka la diley ninkaa innocent ah ee lat mr abas(AUN) LAAKIIIN al shabaab waxba kama duwana kuwii diley cabaas, sababtoo ah al shabaab hore ayey u dileen dad aan waxba galabsan.

CABAAS haddii ay dileen mooryaan uu M DHEERE soo direy ama AANO QABIIL loo diley. waa wax macquul ah. laakiin DAD ISLAAAM sheeganaya. islaaam oo na faraya inaadan NAF BANI'AADAM xaaraan aadan ku dilin. markaa adigoo ISLAAAM sheeganaya NIN SALAAAD JICMO KA SOO BAXEY masaajidka albaabkiisa iyadoo RAMADAAN tahay,waa nin AAN ilaalo wadan. inaad meel uga ganbato aaad 7 xabadood MADAXA UGA DHUFATO waa gen JILICOOW(AUN) al shabaab ayaa sidaa sameeysay. MAALIN RAMADAAN, SALAAD JICMO ODAY 70 JIR AH , AAN QOFNA ILAALINEYNIN AY DILEEN. KA DIBNA ay meeydkiisii WEBSIKOODA KU SOO CAAYEEN OO AY KU QIRTEEN INAY DILEEN NINKAA ISLAAMKA ODAYGA SOOMANAA MAALIN JICMO AH.

bal fiiri walaaahi. mooryaan aan SALAAD TUKAN oo aano qabiil nin ku dila waa wax la fahmi karo, laakiiin NIN diintii ALLAH ee xumaanta ka dhoowrneeyd sheeganaya. ee FICILKAAS foosha xun sameeyna waa al shabaab. yaaa daran, walaahi al shabab ayaa daran, sababtoo diinteedii ayey ku been abuuranayaan markii ay dilaaan ODAY SALAAD JICMO KA SOO BAXEY MASAAJIDKA. SUBXAANA ALLAH

Re: Prominent Somali Trader Killed

Posted: Wed Jun 04, 2008 3:41 pm
by Baansiin
Yalaxow,
Dont compare Jilicow to Abbas. Jilicow deserved what he got. He was a spy for gaalo, Cabaas was xalaal Ganacsato. yaan qabyaaladu ku qaadin.

Re: Prominent Somali Trader Killed

Posted: Wed Jun 04, 2008 3:47 pm
by DR-YALAXOOW
waryaa mooryaan, dadka xijaabtey janadii fardawsa allaha siiyee halyey gen jilicow. afkaaga tixriga leh ka jeedi, IDIOT

Re: Prominent Somali Trader Killed

Posted: Wed Jun 04, 2008 3:58 pm
by Baansiin
DR-YALAXOOW wrote:waryaa mooryaan, dadka xijaabtey janadii fardawsa allaha siiyee halyey gen jilicow. afkaaga tixriga leh ka jeedi, IDIOT

Ee hee minaad caytamowheysid adiga lee waaye.

Re: Prominent Somali Trader Killed

Posted: Wed Jun 04, 2008 4:44 pm
by Air Canada
Baansiin wrote:
DR-YALAXOOW wrote:waryaa mooryaan, dadka xijaabtey janadii fardawsa allaha siiyee halyey gen jilicow. afkaaga tixriga leh ka jeedi, IDIOT

Ee hee minaad caytamowheysid adiga lee waaye.


:lol: :lol: :lol:

Yalaxow, you are quick to accuse alshabab for the death of this man. This man was killed by not alshabaab but by the Ethiopians. I don't know about Jilicow but Gen. Haragshabeel was also killed by the Ethiopians. The ones assasinating these prominant community leaders are the Ethiopians. Their prostitutes, ths TFG, might have pulled the trigger, but the call to take them down came from their bosses.

Re: Prominent Somali Trader Killed

Posted: Wed Jun 04, 2008 5:02 pm
by AbdiWahab252
DR.YALAXOW,

Walle Maxamed Dheere iyo kooxdiis wax ba suuga. Marxumka wuxu ka dhashtey lafka ugu khatar badan Beesha Sacad. Wa niman oo ka so argoosana.