Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Somalilander -keenu inaynu

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Young Wadani *
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 660
Joined: Sat Apr 26, 2008 2:18 pm
Location: Green Street

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby Young Wadani * » Tue Jun 03, 2008 2:34 pm

Allaha U Naxaristo Somaliland

User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby GENERAL_SNM » Tue Jun 03, 2008 2:36 pm

Somaliland need's Silanyo like a heart bypass.The faqash in Hargeisa, did not have an ounce of moral fibre to start with, as time has past they have only got worse.

In somaliland their are two type's, new somalilander who became somaliland's biggest supporter after 89.Those have hijacked the movement and are the once prostituting somaliland.
The other is the old guard who have been made to impotent.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby The_Emperior5 » Tue Jun 03, 2008 4:41 pm

SahanGalbeed wrote:umaad waalan nahay , waxyaalahan oo kale ayaa lagu gartaa.
Emperior markaan halkan maalin walba kolba dhinac ugu dhejinayo dhirbaaxada , nacayb gaar ah aan shaqsiyan isga u qabo iaga ma'ahee , kuwan maddaxdeena isku sheega , ayay isku aragti iyo maangaabnimo yihin :lol:

Sarkal Sare Oo Ka Tirasan Cidanka Ithopia Oo Boqosho Ku Marey Hargeysa
Taliyaha Ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya oo Socdaal gaaban ku Maray Hargaysa

Hargaysa (Waaheen) Taliyaha Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya Janaraal Gebre ayaa doraad socdaal gaaban ku maray Hargaysa, isaga oo ka soo kicitimay Magaalada Muqdisho, kuna sii jeeda magaalada Addi Ababa.

Janaraalka waxa la sheegay inuu socdaalkiisu ku luglahaa iyadoo haatan laga badalay Taliyihii uu ka ahaa ciidamada Itoobiya, hawshaasoo uu hayey tan iyo markii ay Ciidamada itoobiya galeen Soomaaliya sanadkii 2006, waxaana haatan jagadaasi loo magacaabay taliye cusub.

Sida la sheegay Gen. Gebre oo haatan ku sii jeeday Addis Ababa waxa uu habeen hore u hoyday magaalada Hargaysa, iyadoo amaankiisana aad loo adkeeyey.

Balse ma jiro war rasmi ah oo laga soo saaray socdaalkiisa, hadana waxa jira warar sheegaya in badalaadiisu ay ka dambaysay mushkilada ay ciidamada itoobiya kala kulmeen Soomaaliya, gaar ahaana xoogaga muqaawamada oo u diiday inay ciidamada Itoobiya gacanta kuwada dhigaan Muqdisho.

Dhinaca kale, socdaalkiisu waxa uu ku soo beegmay iyadoo Janaraal Gebre lagu daray warbixin uu tefishanka Chanel- 4 ee Ingiriisku ka diyaariyey Soomaaliya, taasoo uu sheegay in Ninka ugu awooda badan Muqdisho uu Yahay Janaraal Gebre oo xataa ay ka amar qaataan madaxda Dawladda Imbagati ee Soomaaliya, waxaanu sheegay inuu yahay Nin leh awood xad dhaaf ah.ilaa hada macadam cida lagu bedelay Janaraal Gebre.


http://www.tvsomalilandeurope.net/



sahangalbeed waba baby war ma shalay baad dhalaatay war sarkaalka ciidanka Ethiopia soo hub ugu ma so daggo berbera
Hubksiisa ayuu ilaalinaya siiday Sii nabaad aah uu tagii lahayeen tuluuyinka xerrada Adissababa ku dhow . Hubka in Ethiopia kilinka shanaad la soo marriyo weyaan ma maaantad ogaadtay inay xabashidu hubkooda kala soodaggaan berbera wa caadii weyaan sarkaad ka ciidanka Ethiopia wuu iska noqonaya adisi ababa ku sii jeeda truckkisa hubka ka buxaan ayuu hargeysa ku cheekerenaya :up: :somaliland:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby The_Emperior5 » Tue Jun 03, 2008 4:44 pm

Image

aniga walanweyn iyo waxaas ima cuntamaysso

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby LiQaaye_TDH » Tue Jun 03, 2008 4:45 pm

Beryahan Waxaan la Yaaba Dadka Isaaqa sheegta :o is it something new Somaliland has been hijacked by some Faqash Retards , This is not the Somaliland my Family died for, so there for i dont support this State at all.... :down:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby The_Emperior5 » Tue Jun 03, 2008 4:49 pm

you right some how t p l f and udub are good friends

Kulmiye ama s n m tii where verry good friends with Mengistu :up: the good old days

Woyane goverment willl be gone its just a matter of time

Mogadisho way ku fashilmeen

when woyane is gone udub na way raacayssa

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby SahanGalbeed » Tue Jun 03, 2008 5:19 pm

Liqaaye what you fail to understand is that
No1/ We don't give a fuc.k about YOUR family. Somaliland is a collection of families which are ALL represented in the governement.
Labaad so galaysa.
1/ Ama Xamar , Asmara iyo Djibouti midkaad doonto ayaad iska qabanaysa markaa cidna wax u maa sheegi kartid
2/ Ama nin Somaliland u dhashay baan ahay baad leedahay , waanad ina soo barbar galasay markaynu dowladda canaanayno.

Emperior , adigu inaad indhaha wax ka qabto ayan filaya.
Waa Gabre Gudhu-gii xamar joogay baynu ka hadleena , wax "truck" raacaya meesha ma jiraan ee iska eeg niyow :lol:

State-ku Ina Riyaale ma ' aha.
State ku waa ciidda , dadka , calanka ..etc
def-->a politically organized body of people usually occupying a definite territory.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby The_Emperior5 » Tue Jun 03, 2008 5:27 pm

war hee dhe slaan ba ku sugaysa inad qaadiid weyaan shaqada qabso

somaliland iyo wax ka bax maxa ka gallay somaliland jiritaankeeda ba ma aaminsaniid
siyaasadeeeda waxad ka hadliii karta markaad somalilander dhab ah noqotiid intan Somalia iyo somaliland isku barbar sawiiraysiid waliga nurse baad ahaynayssa

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13777
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby DR-YALAXOOW » Tue Jun 03, 2008 5:36 pm

ABU GABRE al TIGRAAWI,meel ku cusub maaha inuu HARGEYSA booqasho ku tago. marar baddan ayuu tagey hargeysa, si uu Amar u siiyo warlord riyaaale.

wax lala yaabana maaha inay ETHIOPIA ka taliso bunaaniland iyo sooma-lilalaw-land labadooduba ay ethiopia korkaas ka maamulato. war cusub maaha.


.

:down: :somaliland: :down: :down:

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby SahanGalbeed » Tue Jun 03, 2008 5:40 pm

Ninkaa yaan loo diidin inu fikradiisa dhibto, waayo demoqradiyadda asalka ah ilaa iyo xayawaanka aya waxa lagu yidha afka ingiriiska animal rights iska leh .
Maraykan-ka qolo PETA la yidha baa jirta oo 2 millions of people ka mid yihin.
Ku ma istaagi kartid eyga :lol:

Emperior runtii haddan ku hadlo , geed balaadh-kaad ka carartay eed ilaa iyo Holland naanaabnimada aad ka soo qaaday ayan ka soo galay anigu waddanka .
Anigaa kaa Somalilander ah .Maalintii tan la asaasay , waan joogay anigu.
Last edited by SahanGalbeed on Tue Jun 03, 2008 5:46 pm, edited 1 time in total.

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13777
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby DR-YALAXOOW » Tue Jun 03, 2008 5:46 pm

sahangalbeed daboole. adeerkaa micheal maryama u sheeg :somaliland: :down: :down:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby The_Emperior5 » Tue Jun 03, 2008 5:48 pm

kii yalaxow war ma ka dhex toostay xerradii qaxootida eeh afgooye ,war adiga halka is dhigay adiga heshiin waye xabashidu maantay kumay iman
1991 maxaad qabanaysey
1992 maxaad qabanaysey xaabada baad cuunaysey walii
1993 waxba ku yarrra kordhay cawska baad cunnasey
1994 abaar baa kugu dhacday xata caws maaad hellin
1995 Mobile isbaaro baad barratay islamaha ayaad mizaameysay
1996 Mobile isbaaro waad ika ilbaxday lacag ba ku soo gashay
Isla 1996 mujaheedkaagii baad diishay
1997 waxaad bilawday inad druggada inad beeertiid
1998 waxaad sii wadday inad dadka laga tiirada baddanyahay inad afduubtiid dhulkooda na qaadatiid
1999 waxaad kugu guleysatay inaad xammar 11 madaxweyne uu samaysiid
2000 inta kursi lugu fadhisyee aya Djibouti ba lugu keenay cadbiqaasim baad soo doorratay
2001 isla cabdiqasimkii baad diiday :lol:
2002 cabdqasim salaad boy ayaad xammar iska keentay wakhtiigi na ka diishay
2003 mobile isbaaro iyo druggo beer baad isku barbar wadday.
2004 Inkaarqabbe baad soo doorratay cabdilahi yusuf kenya
2005 inkaarqabbe baad jawhar keentay intu ku maqna na keniya ayad kurasiida isla dhacasey
2006 Qoloyin wadaaddu isku sheeggayo aya soo baxay shalmadaha wa weyn , macawiistii iska tuuray uu khamiis xidhay.
2007 na xabashiidu ba lugu keenay miid adiga ilmadeer tihiin ayaa keenay islam markana wala casilay kabacdii ila
2008 waalii waad ii ooyayssa bal kasssa ummad wax ka sheegaysa taarikhdiisu saa tahay

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby SahanGalbeed » Tue Jun 03, 2008 5:53 pm

Yalaxow , waa iska soo galay halkan horta cidii u ma yeedhan, codkiisa na waa dhibaan kara , anigeygan furey topigan ayaa ba u ogol :lol:
Somalidu dabeecad wax u leedahay , markaad runta hor keento , iney kolba dhinac u roorto.
Qolodan ku casuntay gudhu-gan magaaladan Hargeysa ayaynu hadal hayna.
Su'aashu waxa weeye markaa , ayaa ku raacsan waxaan naanaabkan fooxu dhega xidhay ahayn ee Emperior la yidha :lol:

~Sagalinaa~
Posts: 12
Joined: Thu Mar 06, 2008 10:39 am

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby ~Sagalinaa~ » Tue Jun 03, 2008 7:26 pm

Sahan,

Sacad Muse yaad ka tahay? :lol: :lol:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby The_Emperior5 » Wed Jun 04, 2008 2:51 am

SahanGalbeed wrote:Yalaxow , waa iska soo galay halkan horta cidii u ma yeedhan, codkiisa na waa dhibaan kara , anigeygan furey topigan ayaa ba u ogol :lol:
Somalidu dabeecad wax u leedahay , markaad runta hor keento , iney kolba dhinac u roorto.
Qolodan ku casuntay gudhu-gan magaaladan Hargeysa ayaynu hadal hayna.
Su'aashu waxa weeye markaa , ayaa ku raacsan waxaan naanaabkan fooxu dhega xidhay ahayn ee Emperior la yidha :lol:



war naga fadhiiso habaryahay la soo furray Emperior baad ku dawakhday eeh , orodo yalaxowgan iska bantuga timmaha uuu soo feedhh, adda meesha ku casumay eh


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 57 guests