SahanGalbeed wrote:Bal aniga waxaad ii sheegta Shacabiga Ethiopia maxay ii aniga ii yeelen bal aniga waxad ii sheegta dawlada Ethiopia maxay uu dhintay Shacibiga Somaliland iyo dawladeeda ka jawaab fadlan
Shacbiga Ethiopia , Somaliland iska ba daa e , xita somaliya ayayna wax yeelin.
Ta halkan la isku haysto waxa weeye , siyaasadooda iyo cidamadooda , Somaliya dad aynu walaalo nahay ku laynaya .
Adigu waxaad yeelaysa , ama shaqsiyan baad u hadli oo dee markaa nin iyo fikradiisa gooni ah ayuu yeelanaya, ama waa la iska kaa qabanaya .
Example -->
aniga maxay i yeelen ethiopianku?
Taas kaga ma jawaabi karo ! ku ma aqaan
No2maxay Ethiopia yeeshay shacbiga Somaliland?
Shicibku wax monolithic ah marnaba ma'aha. Waa dad faro badan , oo kala ra'i iyo fikrad duwan.
Ethiopia , been ayay ku maawelinaysa ummadda reer Somaliland.. halkaas ayaan taaganahay anigu , wixii been kugu la dhaqma na Ilaahey ayaaba yidhi iska fogee
Anigu na waxaan aaminsanahay , inaney Somaliland Ethiopia u bahnayn, halkaynu joogno maanta anaga ayaa isa soo gaadhsinay, weligey na xabashi u sujuudi maayo anigu !
Maanta oo ey Xamar sidaa usoo dhex galeen na , xabad iyo dil waxaan ahayn u ma hayo anigu xabashida.
horta Dawlda Ethiopia mediaga Somaliland ma xukuntoo uu malez zanawi hargeysa laga ma dawadoo khudbadiissa ma fahantay taasi taasaan ka odhanaya, anigu t f g uuma hadli karri iyaka dalbaday ciidamada Ethiopia Cabadilahi yusuf iyo Raisal wassaarihisi Horre ayaa dalbaday maantana wa kuwa masuuliyitoodii leeh Ethiopia way na caawiisay dalka na way joogayssa, marka anigu inan Internal affiars waddanka kallle oo somalia inan ka hadlo dee aniga igu wajiib maha hadaanu nahay dawlada somaliland , Ethiopia dee somaliland uma baahna halkay ugu bahantahay anigu maan garran dekkadaydana waan ka kiirayn why not dekkadda ma kaliigey uuun baan isticmaala Fishka wabaa loo dhoofiiya somaliland ma fahantaay.
Dee adeer hadaad xamar dooneysiid ka dagaalantiid daallo airlines way ku taalla magaaladada eeh eeh ticked ka soo goosso.
eeh duul aslhabaab iyo bantuga ku biir uu dagaalka xabashida ku qaad jannadad galli eeh hadad aamiinstahay, all i am saying is Ethiopia iyo anagga siyassaad baa naga dhexeysa thats all




