Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Somalilander -keenu inaynu

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33829
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby FAH1223 » Thu Jun 05, 2008 9:41 am

GENERAL_SNM wrote:whether Gabre, was or is in somaliland is not the point.The point and bigger picture is how far we will somaliland go to accomadate eithopian interests.Ethiopia is not our friend, they dont wish to see a strong somaliland.Instead they want a dependent colony next door to them.What they want and what somaliland wants are conflicting goals and at the moment ethoipia is winning.So the question is when/should somaliland throw away the ethiopian bagage.
As for helping SNM.Caydiids HG also helped by mobolizing and attacking xammer.

USC, SSDF, SNM, ect, ect all got help from Ethiopia by the way.

And your post is 100% correct!

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby AbdiWahab252 » Thu Jun 05, 2008 9:49 am

FAH,

SSDF under Abdullahi Yusuf was the only group that marched into Somalia with Ethiopian Troops who occupied parts of Galgaduud and the Ethiopian flag was raised there. All this happened in 1981.

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby SahanGalbeed » Thu Jun 05, 2008 9:53 am

Waryaada help waxaad u taqaanan anigu ma garanayo.
For example
Haddu nin aynu saaxib nahay ii yidha " Aar niyow bakorada ii yara dhib saxib , kan yaree walalkey ah baan is ka kari la'yay maanta e"

Waa sax baan leeyahay :lol: { that's the kind of help Ethiopia gave the snm}

Haddu see kaynu saaxibka ahayn , iska kayaa soo jidho , guriyagi iska soo galo , kuwan aynu walaalka nahay na mid uun ku bilaabo , dee halkaas ayay ku dhimatay saxiibtinamdii.
{that's what is Ethiopia doing today}

Mantaa ninkii reer Somaliland ee yidhahda waxba igama gelin, ha u diyaar garoobo in berito magaaladiisa taaso kale ay ka dhacdo .
Last edited by SahanGalbeed on Thu Jun 05, 2008 10:09 am, edited 1 time in total.

User avatar
1nemansquad
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11434
Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
Location: Over here and over there

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby 1nemansquad » Thu Jun 05, 2008 10:01 am

Of all the years you and I have been here, I still cannot read the Somali you write. It's the strangest Somali I have seen anyone write. :shock:

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby SahanGalbeed » Thu Jun 05, 2008 10:12 am

Adeer aniga i bacayn maysaan kow dhaha :lol: , waxa idhaha idin saaran ha la is waydiyo .

User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33829
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby FAH1223 » Thu Jun 05, 2008 10:25 am

AbdiWahab252 wrote:FAH,

SSDF under Abdullahi Yusuf was the only group that marched into Somalia with Ethiopian Troops who occupied parts of Galgaduud and the Ethiopian flag was raised there. All this happened in 1981.

Thats true but you cannot deny that all the rebel groups were funded, hosted, and armed by Mengistu.

User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby Hyperactive » Thu Jun 05, 2008 10:41 am

FAH1223 wrote:
AbdiWahab252 wrote:FAH,

SSDF under Abdullahi Yusuf was the only group that marched into Somalia with Ethiopian Troops who occupied parts of Galgaduud and the Ethiopian flag was raised there. All this happened in 1981.

Thats true but you cannot deny that all the rebel groups were funded, hosted, and armed by Mengistu.

and now tfg is supported by zinawi to kill other somalis in mogadishu.
marba ki yimada ba ko shaqetsta kuwa imanka la.

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby The_Patriot » Thu Jun 05, 2008 10:48 am

Sahan you are westin your time with Emporor
Emporor is like TFG talk to his masters directly i.e Carlberg with Vodka cocktail. :lol:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby The_Emperior5 » Thu Jun 05, 2008 12:25 pm

FAH1223 wrote:
AbdiWahab252 wrote:FAH,

SSDF under Abdullahi Yusuf was the only group that marched into Somalia with Ethiopian Troops who occupied parts of Galgaduud and the Ethiopian flag was raised there. All this happened in 1981.

Thats true but you cannot deny that all the rebel groups were funded, hosted, and armed by Mengistu.

Mengistu was against the woyane t p l f , Siyaad was suporting T p l f and E p l f . And mengistu was suporting the mucaraaad of Siyaad Dee Mengistu ba ka baddiye dee , But i dont get why u guys make the link between the t p l f and somaliland , Isku interest na maanu ahayn barriga na isku interest maanu ahayn

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby The_Emperior5 » Thu Jun 05, 2008 12:27 pm

The_Patriot wrote:Sahan you are westin your time with Emporor
Emporor is like TFG talk to his masters directly i.e Carlberg with Vodka cocktail. :lol:

go back to qabridhahere stay away from somali politics shaqo isku ma lihiin if you come near Somaliland waan kuu dhiibaya balankii ilahay

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby The_Patriot » Thu Jun 05, 2008 12:31 pm

[quote="The_Emperior5"][quote="The_Patriot"]Sahan you are westin your time with Emporor
Emporor is like TFG talk to his masters directly i.e Carlberg with Vodka cocktail. :lol:[/quote]

go back to qabridhahere stay away from somali politics shaqo isku ma lihiin if you come near Somaliland waan kuu dhiibaya balankii ilahay[/quote]
warya stop abusing drugs. :lol: :lol: :lol:
'wankudibii' ma inantadha baan ahay. what a joker :lol:

User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby Somalistan » Thu Jun 05, 2008 5:19 pm

Air Canada wrote:Even with all this, most Southerners and Hawiye in particular have nothing but love for their brothers and sisters in Somaliland. We know the difference between a friend and a foe. And while both the Somaliland and Puqland administrations are prostitutes for Ethiopia, the people in Somaliland unlike those in Puqland don't harbour any animosity or hatred towards other Somalis. That is the real difference between Somaliland and Puqland.

Have a country next to you, be unrecognize entity without international aid or anyone to trade with. That is the case of Somaliland. Now tell me how a place like that shouldn't have any sort of relations with their neighboring country no matter how bad they are.

Somaliland has limited military relations with Ethiopia and has never assisted against their fellow somalis. Diplomatic relations with Ethiopia is essential to somaliland though.

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13777
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby DR-YALAXOOW » Thu Jun 05, 2008 5:52 pm

xaqiiqdu waxay tahay dhamaan ururadii qaran dumiska ahaa ee la dagaalamey dawladii siyaad bare. waxaa hubka iyo kaalmo xagga dhaqaalaha ah siiyey ETHIOPIA.

SSDF=QURMIS

dhamaadkii 1970s ayey bilaabeen inay dagaalo ka soo qaadaan wadanka ethiopia waliba iyagoo la socda ciidanka ethiopia. bilawgii 1980s SSDF oo ay la socdaan CIIDANKA ethiopia waxay qabsadeen GOLDOGOB iyo BALANBALE.

sidoo kale SNM iyadana ethiopia ayey sal dhig ka dhigatey dhexdhexdii 1980. iyagu dagaalo kuma aysan qaadin gudaha somaliya. xoogaa yar yar baadiyahaas wax waa ka tuurteen. laakiin, ma uusan aheeyn wax sidaa u weeyn.

1986 somalia and ethiopia heshiis ayey kala saxiixdeen ah inay somaliya joojiso taageerada ay siiso Eritrea iyo TPLF(TIGREE ZANAAWI)

somalia iyo ethiopiana waxay 1988 kala saxiixdeen in ciidamada qalabka sida laba wadan xuduudaha laga fogeeyo.

ciidankii somaliya 1988 xuduudihii,dhufeysyadii ay ku jireen dhinaca waqooyi waa laga soo saarey, oo hargeysa ilaa xuduuda ethiopia hal askari laguma reebin.

ciidankiina magaalooyinka ayey iska soo dhex galeen. waxaana ugu wacnaa fuley fake general MORGAN markaas madax ka ahaa ciidanka qeybta 26 aad waqooyi galbeed.

1988 SNM wuxuu mingistu ku amrey inay HUBka soo wareejiyaan. ayna ku soo xaroodaan xero milateri ethiopianka ciidankiisa ee ku taaley DIRA-DHABE agteeda.

laakiin SNM waxay ka faaiideysatey,maadabaa ciidankii dawlada siyaad bare xuduuda ay ka tageen. xuduudana cidla ay tahay. inay ku soo dhex dhuuntaaan SOMALIYA dhexdeeda.

may 1988 dagaal KAMAKAZI AH ayey SNM oo watada hubkii MINGISTU SIIYEY. iyo xoogaa shidaaal ah, oo mingistu donayey inay DIRADHABE KU TAGAAN ayey burco. ku soo galeen.

SNM burco markii ay soo gashey. ciidankii dawlada oo fasax ku maqan. waxay dileen taliyahii ciidamada togdheer, MJ ahaa, dagaaal xun ayaa halkaa ka bilaawdey. maalmo ka dibna HARGEYSA.

SIYAAD BARE aad ayuu u caroodey MINGISTU balantiii ayuu uga baxey. SIYAAD BARE counter attack CIIDANKII milateriga ayuu sameeyey SNM waxaa burco hargeysa looga sifeeyey HAL BIL.

LAAKIIN BURCO HARGEYSA juun 1988 waxay noqotey GOSTH TOWN. 99% dadkii deganaa ka qaxeen. magaaladiina ayba DUNTEY.

FROM JUUN 1988 ILAA 1989 SNM waxaa lagu celiyey xuduuda ETHIOPIA IYO SOMALIA. siyaad barena XAASIDNIMO miino ayuu ku aasey, si aysan mar kale SNM u soo noqon.

SNM 1989 waxay noqotey jabhad tottaly la defeat gareeyey. la jabiyey.

1989 USC ayaa lagu aas aasey ROMA italy waxaaana gudoomiye looga dhigey CALI WARDHIGLEY(AUN)

FIRT USC waxay ku dhawaaqeen oo dasturkooda ku qornaa inaysan XABAD wax ku dooneyn ayna doonayaan siyaad bare inay xukunka uga qaadaan si NABAD ah maadabaa wadankii goboladii waqooyi ay burbureen dadkii halkaa deganaana 99% qaxooti laga dhigey.

1990 chairman USC ayaa dhintey ALI WARDHIIGLEEY(AUN) meeydkiisana xamar ayaa la keenay. dawladana iyadoon jecleeysan, ayaaa markii danbe ay ogolaatey.

USC 1990 saraakiiil milateri hawiye waxaa jirey dagaalo qabiili ah ka dhacey gobolada dhexe. laakiin wax siyaasad kuma shuqul laheeyn

1990 bilaawgiisii SAFIIRKII SOMALIA u fadhiyey HINDIA GENERAL MAXAMED FAARAX AYDIID. ayaa wasaarada arimaha dibada somaliya ku amartey in xilikii safiirnimada laga qaadey wadanka ku soo noqdo.

aydiid markii safiiirnimadii laga qaadey 1990 ayuu ka goostey xukunkii siyaad bare wuxuuna tagey ETHIOPIA.

MIDDLE OF 1990 xamar waxaa ka bilaawdey xamar in dad ka tirsan qabiilka MUDULOOD la dilo ayna dilaan siyaad bare qabiil uu soo hubeeyey la yiraahdo GAALGALE.

abgaaal wuxuu bilaabey luulyo 1990 inuu isagana ugaarsado gaalgale.

oktoobar 1990 siyaad bare nabadgelyadii wadanka faraha inay ka soo baxeyso ayuu arkey, sanadkaana 21 oktoobar 1990 markiii ugu horeeysay 21 sano waxaa la baajiyey dabaaldegii kacaanka oktoobar.

deseembar 1990 waxaa bilaawdey kacdoonkii mogadishu oo sabab u ahaa in la rido xukunkii siyaad bare. kacdoonkaasna wxuuu ka bilaawdey ODAYAAL soomaliyeed, madax hore u ahaan jirey sida LATE CIGAAAL. (AUN) CALI MAHDI. odayaaal aad u tiro baddan ay soo saaraaan MAANAFEESTO taasoo loogu baaqey inuu siyaad bare is CASILO.

ODAYAASHAAS qaar ayaa la xirxirey qaarna waa baxsadeen.
diseembar 1990 USC ciidan ah ayaa xero meleteri ku taaal gobolka hiiraaan HUB ka furtey. hubkaasna wuxuu soo galey xamar.

MORGAN ayaa loo direy inuu jabiyo ciidankii usc ee yimid xamar banaankiisa DISEEMBAR.
MOORGAN dekada ceelcade meel u dhaw ayaa lagu jabiyey ciidankii iyo hubkiina waa laga reebtay.

dagaalkii siyaad bare lagu ridey waxay xabada si fiican xamar dhexdiisa uga bilaabatey 1dii diseembar 1990.

ciidamada USC waxay weerareen xaruntii 77 IYO VILLA SOMALIA. ciidamada waxaa hogaaminayey GENERAAL NEERO(AUN) IYO GENERAAL MAXAMED NUUR GALAAL.

DAGAALKA OO SOCDA BIL IYO 19 MAALMOOD oo GABAGABO KU DHAW AYAAA XAMAR DHINACA BALCAD ka soo galey GENERAL AYDIID KA YIMIS MUSTAXIIL watana CIIDAN AAN DHAMEEYN 10 QAFOOD una badnaaa BODY GUARKISII waardiyeeynayey.

aydiiid kama uusan qeyb qaadan dagaalkii siyaad bare xamar lagaga saarey, sababtoo ah dagaalka intii badneeyn wuxuu joogey aydiid ETHIOPIA.

26 FEB 1991 siyaad bare xukunkiii waa laga tuurey RADIO MOGADISHU ninkii ugu horeeyey ka hadlana wuuxuu ahaa WARIYE XADI oo ahaa nin samaroon ahaa wuxuuna yiri siyaad bare dhiigyacabkii waa la ridey.

siyaad bare maalintii la ridey si uusan u dhicin POWER VACUUM WAXAA markiiba odayaashii MAANAFEESTADA SOO SAAREY ay magacaabeen KU MEEL GAAR AHAAN CALI MAHDI MAXAMED MADAXWEEYNE.

OMAR CARTE QAALIB RAIISAL WASAARE.

.26 jFEBERAAYO radio xamar cumar carte ayaa ciidankii dawlada siyaad bare ee dhacdey joogeyna burco berbera hargeysa gabiley boorame ku yiri waa inaad hubka dhigtaan, ka dibna ka baxdaan magaalooyinkaas kuna wareejisaan JABHADIHII hubeysaa ee waqooyiga SNM.

SNM 3 maalmood ka dib 29 FEBERAAYO 1991 ayey meel cidla ah uu generel abdicasiis cali bare isaga baxey maadaaba ayba dhacdey dawladii uu u shaqeeynayey ay yimaadeen.

AFTER 26 FEBERAAYO AYDIID IYO KOOX KA TIRSAN QABIILKIISA WAXAY MAALMAHAAS GALEEN XEROOYINKII MILATERIGA SOMALIYEED HUB KA BUUXA. HUBKIINA QABIILKA ILJEEXDA LA YIRAAHDO AYAA GACANTOODII GASHEY. WAANA MAALINTII AY BILAABATEY, KALA DANBEEYN LA,AAN SABABTOO AH MAGAALO HUB WADA WATADA. power vacuumka wixii laga baqayey ayaa dhacey in hubkii wadanka dad waxmagarato ah gacanteeda ay gasho

gabo gabo
USC= URURKa kaliya aan dhihi karno axmaaro hub kama soo qaadan rididii siyaad bare. laakiin USC waxay axmaaro futadeeda galeen after siyaad bare dhacey. warlordisim ay bilaabatey ,dadkooda ku xasuuqeen hub ka yimid ethiopia.

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby Goljano Lion » Thu Jun 05, 2008 8:00 pm

DR-YALAXOOW wrote:xaqiiqdu waxay tahay dhamaan ururadii qaran dumiska ahaa ee la dagaalamey dawladii siyaad bare. waxaa hubka iyo kaalmo xagga dhaqaalaha ah siiyey ETHIOPIA.

SSDF=QURMIS

dhamaadkii 1970s ayey bilaabeen inay dagaalo ka soo qaadaan wadanka ethiopia waliba iyagoo la socda ciidanka ethiopia. bilawgii 1980s SSDF oo ay la socdaan CIIDANKA ethiopia waxay qabsadeen GOLDOGOB iyo BALANBALE.

sidoo kale SNM iyadana ethiopia ayey sal dhig ka dhigatey dhexdhexdii 1980. iyagu dagaalo kuma aysan qaadin gudaha somaliya. xoogaa yar yar baadiyahaas wax waa ka tuurteen. laakiin, ma uusan aheeyn wax sidaa u weeyn.

1986 somalia and ethiopia heshiis ayey kala saxiixdeen ah inay somaliya joojiso taageerada ay
siiso Eritrea iyo TPLF(TIGREE ZANAAWI)
is this your conclusion ? waar ninyahow caqli dameerki iska amuus, askuut yaa Ximaar daaxika
somalia iyo ethiopiana waxay 1988 kala saxiixdeen in ciidamada qalabka sida laba wadan xuduudaha laga fogeeyo.

ciidankii somaliya 1988 xuduudihii,dhufeysyadii ay ku jireen dhinaca waqooyi waa laga soo saarey, oo hargeysa ilaa xuduuda ethiopia hal askari laguma reebin.

ciidankiina magaalooyinka ayey iska soo dhex galeen. waxaana ugu wacnaa fuley fake general MORGAN markaas madax ka ahaa ciidanka qeybta 26 aad waqooyi galbeed.

1988 SNM wuxuu mingistu ku amrey inay HUBka soo wareejiyaan. ayna ku soo xaroodaan xero milateri ethiopianka ciidankiisa ee ku taaley DIRA-DHABE agteeda.

laakiin SNM waxay ka faaiideysatey,maadabaa ciidankii dawlada siyaad bare xuduuda ay ka tageen. xuduudana cidla ay tahay. inay ku soo dhex dhuuntaaan SOMALIYA dhexdeeda.

may 1988 dagaal KAMAKAZI AH ayey SNM oo watada hubkii MINGISTU SIIYEY. iyo xoogaa shidaaal ah, oo mingistu donayey inay DIRADHABE KU TAGAAN ayey burco. ku soo galeen.

SNM burco markii ay soo gashey. ciidankii dawlada oo fasax ku maqan. waxay dileen taliyahii ciidamada togdheer, MJ ahaa, dagaaal xun ayaa halkaa ka bilaawdey. maalmo ka dibna HARGEYSA.

SIYAAD BARE aad ayuu u caroodey MINGISTU balantiii ayuu uga baxey. SIYAAD BARE counter attack CIIDANKII milateriga ayuu sameeyey SNM waxaa burco hargeysa looga sifeeyey HAL BIL.

LAAKIIN BURCO HARGEYSA juun 1988 waxay noqotey GOSTH TOWN. 99% dadkii deganaa ka qaxeen. magaaladiina ayba DUNTEY.

FROM JUUN 1988 ILAA 1989 SNM waxaa lagu celiyey xuduuda ETHIOPIA IYO SOMALIA. siyaad barena XAASIDNIMO miino ayuu ku aasey, si aysan mar kale SNM u soo noqon.

SNM 1989 waxay noqotey jabhad tottaly la defeat gareeyey. la jabiyey.

1989 USC ayaa lagu aas aasey ROMA italy waxaaana gudoomiye looga dhigey CALI WARDHIGLEY(AUN)

FIRT USC waxay ku dhawaaqeen oo dasturkooda ku qornaa inaysan XABAD wax ku dooneyn ayna doonayaan siyaad bare inay xukunka uga qaadaan si NABAD ah maadabaa wadankii goboladii waqooyi ay burbureen dadkii halkaa deganaana 99% qaxooti laga dhigey.

1990 chairman USC ayaa dhintey ALI WARDHIIGLEEY(AUN) meeydkiisana xamar ayaa la keenay. dawladana iyadoon jecleeysan, ayaaa markii danbe ay ogolaatey.

USC 1990 saraakiiil milateri hawiye waxaa jirey dagaalo qabiili ah ka dhacey gobolada dhexe. laakiin wax siyaasad kuma shuqul laheeyn

1990 bilaawgiisii SAFIIRKII SOMALIA u fadhiyey HINDIA GENERAL MAXAMED FAARAX AYDIID. ayaa wasaarada arimaha dibada somaliya ku amartey in xilikii safiirnimada laga qaadey wadanka ku soo noqdo.

aydiid markii safiiirnimadii laga qaadey 1990 ayuu ka goostey xukunkii siyaad bare wuxuuna tagey ETHIOPIA.

MIDDLE OF 1990 xamar waxaa ka bilaawdey xamar in dad ka tirsan qabiilka MUDULOOD la dilo ayna dilaan siyaad bare qabiil uu soo hubeeyey la yiraahdo GAALGALE.

abgaaal wuxuu bilaabey luulyo 1990 inuu isagana ugaarsado gaalgale.

oktoobar 1990 siyaad bare nabadgelyadii wadanka faraha inay ka soo baxeyso ayuu arkey, sanadkaana 21 oktoobar 1990 markiii ugu horeeysay 21 sano waxaa la baajiyey dabaaldegii kacaanka oktoobar.

deseembar 1990 waxaa bilaawdey kacdoonkii mogadishu oo sabab u ahaa in la rido xukunkii siyaad bare. kacdoonkaasna wxuuu ka bilaawdey ODAYAAL soomaliyeed, madax hore u ahaan jirey sida LATE CIGAAAL. (AUN) CALI MAHDI. odayaaal aad u tiro baddan ay soo saaraaan MAANAFEESTO taasoo loogu baaqey inuu siyaad bare is CASILO.

ODAYAASHAAS qaar ayaa la xirxirey qaarna waa baxsadeen.
diseembar 1990 USC ciidan ah ayaa xero meleteri ku taaal gobolka hiiraaan HUB ka furtey. hubkaasna wuxuu soo galey xamar.

MORGAN ayaa loo direy inuu jabiyo ciidankii usc ee yimid xamar banaankiisa DISEEMBAR.
MOORGAN dekada ceelcade meel u dhaw ayaa lagu jabiyey ciidankii iyo hubkiina waa laga reebtay.

dagaalkii siyaad bare lagu ridey waxay xabada si fiican xamar dhexdiisa uga bilaabatey 1dii diseembar 1990.

ciidamada USC waxay weerareen xaruntii 77 IYO VILLA SOMALIA. ciidamada waxaa hogaaminayey GENERAAL NEERO(AUN) IYO GENERAAL MAXAMED NUUR GALAAL.

DAGAALKA OO SOCDA BIL IYO 19 MAALMOOD oo GABAGABO KU DHAW AYAAA XAMAR DHINACA BALCAD ka soo galey GENERAL AYDIID KA YIMIS MUSTAXIIL watana CIIDAN AAN DHAMEEYN 10 QAFOOD una badnaaa BODY GUARKISII waardiyeeynayey.

aydiiid kama uusan qeyb qaadan dagaalkii siyaad bare xamar lagaga saarey, sababtoo ah dagaalka intii badneeyn wuxuu joogey aydiid ETHIOPIA.

26 FEB 1991 siyaad bare xukunkiii waa laga tuurey RADIO MOGADISHU ninkii ugu horeeyey ka hadlana wuuxuu ahaa WARIYE XADI oo ahaa nin samaroon ahaa wuxuuna yiri siyaad bare dhiigyacabkii waa la ridey.

siyaad bare maalintii la ridey si uusan u dhicin POWER VACUUM WAXAA markiiba odayaashii MAANAFEESTADA SOO SAAREY ay magacaabeen KU MEEL GAAR AHAAN CALI MAHDI MAXAMED MADAXWEEYNE.

OMAR CARTE QAALIB RAIISAL WASAARE.

.26 jFEBERAAYO radio xamar cumar carte ayaa ciidankii dawlada siyaad bare ee dhacdey joogeyna burco berbera hargeysa gabiley boorame ku yiri waa inaad hubka dhigtaan, ka dibna ka baxdaan magaalooyinkaas kuna wareejisaan JABHADIHII hubeysaa ee waqooyiga SNM.

SNM 3 maalmood ka dib 29 FEBERAAYO 1991 ayey meel cidla ah uu generel abdicasiis cali bare isaga baxey maadaaba ayba dhacdey dawladii uu u shaqeeynayey ay yimaadeen.

AFTER 26 FEBERAAYO AYDIID IYO KOOX KA TIRSAN QABIILKIISA WAXAY MAALMAHAAS GALEEN XEROOYINKII MILATERIGA SOMALIYEED HUB KA BUUXA. HUBKIINA QABIILKA ILJEEXDA LA YIRAAHDO AYAA GACANTOODII GASHEY. WAANA MAALINTII AY BILAABATEY, KALA DANBEEYN LA,AAN SABABTOO AH MAGAALO HUB WADA WATADA. power vacuumka wixii laga baqayey ayaa dhacey in hubkii wadanka dad waxmagarato ah gacanteeda ay gasho

gabo gabo
USC= URURKa kaliya aan dhihi karno axmaaro hub kama soo qaadan rididii siyaad bare. laakiin USC waxay axmaaro futadeeda galeen after siyaad bare dhacey. warlordisim ay bilaabatey ,dadkooda ku xasuuqeen hub ka yimid ethiopia.

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13777
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Somalilander -keenu inaynu

Postby DR-YALAXOOW » Fri Jun 06, 2008 3:55 pm

what?

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 57 guests