Moderators: Moderators, Junior Moderators




Timo_Case wrote:looool bahalka waxan u aqaan wadhaf
actually no, wadhaaf waa ka kale.
gabdhaha somalidu waxay g string u xidhan waayeen waayo dabo buuran oo out of shape ah ayay leeyihiin markaa in ay indhaha ka qariyaan baa ku wacan.
ka waran adoo bada jooga oo hablo cadcadaana ah ama mariin ah daawanayo oo maroodi eekaato kuu soo ag istaagto.
nin yahow maxaad ku talin...anigu waxan oran lahaa, kuwa aan lahayn dabo hab o oo round shape ah sida tufaaxa, balka g string inaga ilaaliya





Firefly wrote:Xishood dhan malahid miyaa? Bal arag waxaad ku hadlaysid..ado nin weyne ah oo cirro leh.




Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 69 guests