[quote="SahanGalbeed"]EXACTLY !! majority of pilots were hawiye , therefore the majority of those who bombed us where [b]also[/b] hawiye
The majority of the NCO's in Afweyne military were hawiyes , therefore enemy .
I just don't get it , sidan aan adiga ahayn ee hawiyuhu uga faraxashay ciidanki iyo xukunkii Afweyene , qayb weyn bay ku lahaayeen.[/quote]
your 100% wrong qaldaaan. first i said somali airforce pilotyada waxaa ugu badnaa hawiye taas micnaheedu maaha 1988 dagaalkii KAMAKAZI-ga ahaa ee SNM hargeysa ku soo qaadey inay ka qeyb qaateen.
walaahi my own uncle ayaa ciidanka qalabka sida somaliya ka tirsanaa iiga sheekeeyey dagaalkii 1988 SNM hargeysa burco ku soo qaadey sidii looga saarey.
diyaaradihii dagaalka ka qeyb qaatey dagaalka waxayba ahaayeen 3 diyaaradood kaliya LABA ka mid ah waxaa wadey daroood MIDNA waxaa wadey GADABUURSI.
HAL nin hawiye waa ninkaas diyaarada jabuuti ku dajiyey isagana waxaa loo direy dagaalka dhamaadka HARGEYSA 100% dadkii deganaa ka qaxeen waa july 1988. isagiina jabuuti ayuu ku dagey.
hawiye pilots waxay ahayeen kuwii ugu badnaa ee dagaalkii jihaadka ahaa ee 1977 ETHIOPIANKA ku jabiyey dhufeyskii ugu weeynaa ee GODEY.
12 PILOT HAWIYE ah ayaa ku shahiidey godey kaliya.
marka dagaalkii KAMAZIGA SNM 1988 wax hawiye ah kama qeyb qaadey.
waxa ISAAQA XASUUQEYNA waxay ahayeeen TALIHII CIIDANKA NSS daahir riyaaale maanta madaxweyne ka ah isaaqland.
HAWIYE, ISAAQ WXUU U GALEY KALIYA WAA INUU SIYAAD BARE AY RIDAAN HAWIYE USC. ka dibna isaaaq 100% uu xerooyinkii qaxootiga xarshin dulcad ka soo laabto, thanks to USC markii ay SIYAAD BARE RIDEY.
HAWIYE,, ISAAQ ASXAAN ayuu u galey kaliya. sababtoo ah hawiye haduusan ridi laheeyn SIYAAD BARE DAWLADIISII isaaq iyo calaacalkiisa XARSHIN ayuu degenaan lahaa sanadkan 2008.
diyaaradaha MIG 17 walaahi waa diyaarado duq ah haba yaraatee dad ay xasuuqi karaan kaba jirto.
SNM waxa jabiyey hargeysa burco ka saarey waa ciidanka dhulka, maaha diyaarado duq dagaalkii 2 aad aduunka ruushka ku dagaalami jirey.