SahanGalbeed wrote:Daroodka anigeygan baa xita sanifa , marmar ka qaarkood walle iyo bille{ taasa aniga ii qosol ah }
Because , RUN { truth} baa ka dambaysa
SahanGalbeed wrote:Isku" sense of humour " ma lihin baan u maleeya , marka mindhaa waabad iga horaysaan .
Markaan anigu qof ama reer la kaftamayo , halkay ka soo jawaabi doonaan baan ka sii fikira , ilayn wuxu waa ciyaar e .
Tan haddaynu ka jawaabno xanuun baad laga qaadaya , sidii hablahana hadda ka wada bixi doontaan .
Waaan aqaana anigu dooros-kan yaryar , haddey odhan doonaan " Dude , why so fu.ckin tribal , you sick old man? !"
Dude are you replying to yourself?




