Page 1 of 2

Good garxajis versus bad garxajis

Posted: Wed Jul 02, 2008 3:54 pm
by The_Emperior5
Good garxajis versus bad garxajis there are verry good garxajis but there are also verry bad garxajis


Good garxajis aburaxmaan ciiroo

Image

another good garxajis who loves his people

Image


ina jicir
verry good garxajis mayor of hargeysa


Image

Image
verry good garxajis he works for his people


Good garxajis the owner of tvsomaliland europe
Image












Bad garxajis

Image
jamac maxammad qalib bad garxajis , xassan daahir aweys miiciin mooday

Verry bad garxajis


Image

boqor raabi he is still in jail traitor cali mahdii miciin mooday

ee garxajis traitor
Image

oo cabdilahi yusuf miiciin mooday

Re: Good garxajis versus bad garxajis

Posted: Wed Jul 02, 2008 3:58 pm
by SahanGalbeed
Kow, maanta ma garxajiskaad maalina caabudo , maalina caydo baad Paltalk iska soo hesheen miyaa?
bal warka soo daa :lol:

Re: Good garxajis versus bad garxajis

Posted: Wed Jul 02, 2008 3:59 pm
by The_Emperior5
sxb this has nothing to do with paltalk , anigu markan paltalk gallo qolalka isaaqa maba gallo hawiyaha ayana la soo murma

this is about the bad aples inside the garxajis Socity sxb

ama ke qeyb qaado ama iskaa

garxajiska fiican anigu waan la jiira , garxajiska xun na madaxa laga tooganaya :lol:

Re: Good garxajis versus bad garxajis

Posted: Wed Jul 02, 2008 4:02 pm
by SahanGalbeed
Maya , maya , taasi waa mariyihi baan iska turaa ee , sideydaa ha la is wada qaawiyo .
Wax lagaa yeeli karayo taasi ma'aha :lol:
Su'asheda ilaa aad ka jawaabto , dhinac uma dhaqaaqayso arrintani ,e , halkeed iska soo hesheen garxajiska maanta ?

Re: Good garxajis versus bad garxajis

Posted: Wed Jul 02, 2008 4:04 pm
by Rightwing
The_Emperior5

Waxay ahayd inaad ka bolawdo HA....

Re: Good garxajis versus bad garxajis

Posted: Wed Jul 02, 2008 4:05 pm
by SahanGalbeed
^^ Aad iyo aad , been ma'aha Rightwing , run baad sheegtay !!

Re: Good garxajis versus bad garxajis

Posted: Wed Jul 02, 2008 4:08 pm
by AyeeyoH
yaa saatir alla maxaa dad dhiiga tuumbo laga nuugay.. :roll: :roll:

Re: Good garxajis versus bad garxajis

Posted: Wed Jul 02, 2008 4:09 pm
by Rightwing
[quote="SahanGalbeed"]^^ Aad iyo aad , been ma'aha Rightwing , run baad sheegtay !![/quote]



Thanks Habar-wadaag

Re: Good garxajis versus bad garxajis

Posted: Wed Jul 02, 2008 4:12 pm
by RebelLion
The greatest garxajis- Buuba. :up:

Garxaji and Habar jeclo need to create an alliance and get rid of the corrupt HA. Imagine being habar jeclo and garxajis, doing all the fighting against barre(aun) while HA didn't lift a finger and today the HA are leading northwest somalia. Doesn't seem fair to me.

Re: Good garxajis versus bad garxajis

Posted: Wed Jul 02, 2008 4:13 pm
by SahanGalbeed
Inteynu ku wada noolnahay ba waa intaas , Rightwingow , Habar wadaag .
Anagu haddaynu nahay reer Sheikh Isaxaaq , nin walba waa la hor keenaya runta , wuxuu doono ha noqdo :lol:
PS: haddi kale waxaad albaabada u furaysa tan iga saraysa oo miidhan :lol:

Re: Good garxajis versus bad garxajis

Posted: Wed Jul 02, 2008 4:26 pm
by Rightwing
Tu est absolument clair mon ferer.

Re: Good garxajis versus bad garxajis

Posted: Wed Jul 02, 2008 4:33 pm
by somalinetguy
RebelLion wrote:The greatest garxajis- Buuba. :up:

Garxaji and Habar jeclo need to create an alliance and get rid of the corrupt HA. Imagine being habar jeclo and garxajis, doing all the fighting against barre(aun) while HA didn't lift a finger and today the HA are leading northwest somalia. Doesn't seem fair to me.


some are born to lead others are born to do dirty jobs :lol:

Re: Good garxajis versus bad garxajis

Posted: Wed Jul 02, 2008 4:43 pm
by siren
somalinetguy wrote:
RebelLion wrote:The greatest garxajis- Buuba. :up:

Garxaji and Habar jeclo need to create an alliance and get rid of the corrupt HA. Imagine being habar jeclo and garxajis, doing all the fighting against barre(aun) while HA didn't lift a finger and today the HA are leading northwest somalia. Doesn't seem fair to me.


some are born to lead others are born to do dirty jobs :lol:


:lol: :lol: :lol:

Re: Good garxajis versus bad garxajis

Posted: Wed Jul 02, 2008 4:44 pm
by SahanGalbeed
Waryee, idinka " cursed tree" ayayba idiin baxsheen kuwii Konfur idinka xigay .
Markaa nin "cursed tree" ah , haddu xitaa ba iska kaa amaano , sow wax kaa raaci maayan? :lol:
War inaga dhex baxa , balaayo idiin la hadashee .
Meel ay xaraan , yacni beenta oo kale , khasiisnimo , isku dir , wanjalaad et..ect , ka socoto , ka waayi maysid reerkan , Ina Lilah waa Ina Ileehi rajicuun.

Re: Good garxajis versus bad garxajis

Posted: Wed Jul 02, 2008 4:51 pm
by SahanGalbeed
Firiiya dooroos, Pro -active-kan idiin sheegayo , waa ta halkan ka dhacday .
Inadeerkaa ha noqdee , ninkii nin kale xaraanta ku raaca , kuna eega , waa nin Ilaah ka fogaaday.
Halkan dhan ee la idinka haysto waa halkaas , dooros , xaqiiq !!
Markaa laga baray laga badi , bay soomalidu hore u tidhi , waxa kale oo dhan ba Isaaq baad ku dayataan e , casharkan maanta yaanu idin seegin .
Insha Allah wax idinka xumaan maayan :lol: